Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Difaaca oo dadaal ugu jira dhismaha ciidan Qaran

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka gaashaandhiga oo Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubbaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa kulamo la qaadanaya mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha ciidanka, si loo dhiso ciidan Qaran.

Wasiirka difaaca Soomaaliya ayaa u jeedka socdaalka uu ku joogo magaalada Kismaayo waxa uu yahay sidii loo dhisi lahaa ciidan Qaran, isla markaana Mamaulka Jubbaland ay ka qeyb qaataan kaalinta uga aadan dhismaha ciidanka Qaran ee la dhisayo.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa sidoo kale maanta lagu wadaa in uu kormeer howleed ku tego xarumaha ciidanka ee ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo, halkaasi oo uu kulamo kula qaadanayo saraakiisha ciidanka ee halkaasi ku sugnaa.

Previous Post

Ra’iisul wasaare ku xigeeenka dalka oo ka qayb galay Kulan amaanka looga hadlay {SAWIRRO}

Next Post

Sida dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Holland aysan ugu biirin xagjirnimada oo laga hadlay

Next Post
Sida dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Holland aysan ugu biirin xagjirnimada oo laga hadlay

Sida dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Holland aysan ugu biirin xagjirnimada oo laga hadlay

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In