Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sida Hay’adda UNFPA ay uga jawaabtay Arimada Beni’aadannimada oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Sida Hay’adda UNFPA ay uga jawaabtay Arimada Beni’aadannimada oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaryanta Mussiibooyinka, Dr. Axmed Cabdi Adan, ayaa daaahfuray shir lagu soo bandhigay qiimaynta, howlqabadka Hay’adda UNFPA, kaas oo socon doono labo maalmood. Shirka waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin ka kala socoday Wasaaradda Caafimaaka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradahaha gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dolwlad goboleedyada iyo qaar ka kamid ah hay’adaha la shaqeeya Hay’adda UNFPA.

Shirka waxaa diiradda lagu saarayay sida ay hay’adda UNFPA uga jawaabtay arriamha gargaarka bani’aadamnimo ee ka jira dalka, waxaane lagu soo bandhigay wax qabadka hay’adda, ayada oo si gaar ah looga hadlay, waxa u qabsoomay, caqabadaha wiiqay howlqabdkooda, casharada laga baran karo iyo sida loo hormarin lahaa qorshaha howlqabad ee mustaqbalka soo socda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Guddoomiye ku xieeganka hay’adda ayaa muujiyayay muhimadda ay leedahay is la xisaabtanka iyo qiimaynta howlqabadka hay’adaha ka shaqeeyo arrimaha bani’aaadamnimad, asaga oo sidoo kale bogaadiyay waxqabadka hay’adda, ugana mahadceliayay wadashayqanta dhow ee kala dhexeeya Hay’adaha kala duwan ee Dowladda oo ay qayb ka tahay hay’adda SoDMA.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Madaxa dhaqdhaqaaqa Al-xikma ee dalka Ciraaq

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjire James Swan

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjire James Swan

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjire James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In