Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sida looga ciiday Beijing oo Shiinaha ah iyo Soomaalida ku nool “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Safiirka Soomaliya oo gacan-qaadaya safiiro kale kadib salaada ciida. June 5, 2019

Beijing(SONNA)-Mas’uuliyiinta Safaarada Soomaaliya ee Waddanka Shiinaha ayaa ku dhawaad 2000 oo Muslimiin ah salaadii Ciida kula dukaday Misaajid weyn oo ku dhex-yaala Safaarada dalka ee Suudan ee Caasimada Beijing maanta oo Arbaca ah.

Shacbiga dalkan Shiinaha ayaa 1.4-ta bilyan, waxaa muslimiin ah, 28 milyan kamida sida Culimada iyo mas’uuliyiinta waddanka ay u sheegeen Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, waxaana ku yaala magaalada misaajida dhisan dhawr iyo toban qarni.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Barxadda S. Sudan kadib Salaad. S/qade: Maxamed Cisman, June 5, 2019

Balse Muslimiinta salaada Ciida ku oogtay gudaha Misaajidka iyo barxada Safaarada Suudan ayaa u badan diplomasiyiin, arday, iyo ganacsato dalal badan oo Muslimiin ah ka soo jeeda.

Safiirka Soomaaliya ee waddanka Shiinaha, Amb. Cawale Cali Kullane, qonsulka safarada ahna ku xigeenkiisa, Cali Maxamed Xuseen iyo u qayb-sanaha safarada ee dhanka socdaalka,Maxamed Cabdi Warsame ayaa farxadooda ku aadan la wadaagay Shacbiga Muslimiinta, si gaar ah ummadda Soomaaliyeed, una rajeeyey nabbad, midnimo iyo bar-waaqo, sannadka dambena uu Alle nagu gaarsiiyo nabbad iyo caafimaad.

Madaxda Safaarada iyo Wariyaha oo sawirka wadajir ah ka muuqda

“Waa maalin ku weyn dadka Muslimiinta oo soo gutay acmaasha bisha barakeysan ee Ramadan, Alle ha inaga aqbalo aqmeesheena, Waxan hambalyo leeyahay shacbiga Soomaaliyeed, waxan rajeynayaa inaan gacanta is-qabsano kuna gaarno guul, midnimo iyo hurumar”, Amb. Kullane ayaa SONNA u sheegay.

Wariyaha SONNA ee Beijing, Maxamed Cismaan Cabdi ‘Black Cobra’ ayaa waxa si gaar ah u soo jiitay sida Safaarada Sudan uga khidmeynayso umadda Muslimiinta ee ee ku dhaqan caasimada Shiinaha marka ay noqota gudashada cibabada Alle, waxaana ay sannad walba si gaar ah uga soo dirtaa misaajidkaas laba Imam oo tujiya saladaha Tarawixda iyo Tajudka oo quraanka oo dhan lagu akhriyo, halka misaajidaha kale suurado gaa-gaaban lagu dukado.

Haweenka oo isla mar la duktay ragga, sawiro ku galaya barxada misajidka

Uga dambeyn Wariyaha ayaa diyaarinaya macluumaad badan oo Muslimiinta waddanka Shiinaha ku saabsan oo siyaabo kale duwan wax looga sheego, wuxuna safar ku tagaya qaar kamida 33-da gobal ee Shiinaha uu ka kooban.

Wariyaha SONNA oo salaamaya Safiirka dalkeena ee China, Amb. Kulalne

W/D: Maxamed Cismaan Cabdi ” Black Cobra”

ku gaar Twitter: @mohamedosma4

Beijing-China

Previous Post

Mareykanka oo duqeymo ku dilay xubno ka tirsan Daacish

Next Post

Ciidanka xoogga Dalka oo soo qabtay xubin ka tirsanaa sahanka Al-Shabaab+Sawirro

Next Post

Ciidanka xoogga Dalka oo soo qabtay xubin ka tirsanaa sahanka Al-Shabaab+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In