Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab oo laga shiray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay sidii gar gaar loo gaar siiin lahaa goobaha dhawaan laga saaray kooxda Shabaab iyo xoojinta iskaashiga dhank milateriga ee ka dhexeeya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa maanta ka dhacay xaruunta Wasaaradda difaaca ee magaalada Muqdisho.

Kulanka oo uu shir guddoominayay Wasiirka Gaashaandhigga mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa waxa kaloo ka qeyb galay Wasiirka arrimaha gudaha mudane Cabdullaahi Goodax Barre, Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire  Maman S. Sidikou iyo saraakiil kale oo ka kala tirsan talisyada ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Intii kulanka uu socday ayaa mas’uuliyiintan waxaa ay isla falaqeeyeen sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya dedejinta mucaawino gar gaar ah oo la gaarsiiyo deegaanno badan oo kooxda Shabaab laga xoreyeey iyo sidii loo xoojin lahaa howlgalada ay iska kaashanayaan ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegey in kan Wasaarad ahaan ay diyaar u yihiin dowrka uga aadan xaqiijinta ammaanka goobaha laga xoreyeey argagixisada Al-Shabaab, ayadoo Wasaaradda arrimaha gudaha ay ku adadaalayso sidii ay u diyaarin lahayd qorshayaasha la xiriira sida mucaaniwada gar gaar ka ah loo gaarsiin karo gobollada dalka.

Mudooyinkii ugu dambeyeey waxaa soconayay dadaalo ku aadan sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka kunool goobaha laga xoreeyey kooxda Shabaab, ayadoo haatan ay jiraan deegaanno badan oo mucaawinadaasi la gaarsiayay inkasta ay jirto meelo kale oo u baahan in kaalmo la gaarsiiyo.

photo 1 photo 2 photo 3 photo 4 photo 5

photo 1 photo 2 photo 3 photo 4 photo 5

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay Mandera

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay Mandera

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In