Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, Sii Hayaha Guddoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed.
Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta. War...











