Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wahan Hobyo+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Madaxweynaha Galmudug  iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wahan Hobyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha madaxweynaha Galmudug ahan madaxweyne ku xigeenka iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa u ambabaxay magaalo xeebedka hobyo ee gobalka mudug iyagoo ka qeyb-gali doono dhagax dhiga dhismaha  mashaariic cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Hobyo

Madaxweyne ku xigeenka socdaalka waxaa ku wehlinayo guddomiyaha golaha wakiilada Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo xubo kale oo ka tirsan Galmudug.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Madaxwayne ku xigeenka ayaa kohor safarkiisan waxa uu kormeeray howlaha Dhismaha ee garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo maraya meel bilaaw ah, Waxaana uu shirkadaha diyaarinaya agabka dhismaha iyo injineerada uu kala hadlay  sida ugu dhow ee howshani ku bilaaban karto iyo caqabadaha jiri kara si looga sii gaashaanto.

Dhinaca kale wafdi ay hogaamineyso marwada kowaad ee Madaxweynaha dalka Seynab Macalin ayaa goordhaw ka degatay magaalada Hobyo iyadoo dhagax dhiga doonto Cisbitaalka Hooyada iyo dhallaanka oo qeyb-ka ah adeegyada bulshada ku dhaqan deegaanka ay codsanayeen muddooyinkaan.

Tags: Sii Hayaha Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wahan Hobyo+Sawirro
Previous Post

Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay Khamri iyo raggii ka ganacsanayay

Next Post

Puntland oo ka Tacsiyadeysay Geeridii ku timid taliyihii ciidanka madaxtooyada Puntland

Next Post
Puntland oo ka Tacsiyadeysay Geeridii ku timid taliyihii ciidanka madaxtooyada Puntland

Puntland oo ka Tacsiyadeysay Geeridii ku timid taliyihii ciidanka madaxtooyada Puntland

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In