Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii hayaha wasiirka Difaaca oo ciidamo ka tirsan Xoogga kula hadlay Tiyeglow

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqdey degmada Tiyeglow ee gobolka Bakool, halkaas oo uu kula soo hadlay ciidammo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Sii hayaha wasiirka Gaashaandhigga Somalia, Mudane Maxamed Sheekh Xasan, ayaa waxaa socdaalkiisa uu ku tagay degmada Tiyeglow ku wehliyey saraakiil ka tirsan ciidammada Xoogga dalka Soomaailyeed, markii  halkaasi tagayna waxaa ku soo dhoweeyey masuuliyiinta ciidammada ee ku sugan degmada Tiyeglow ee gobolka Bakool.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sii hayaha Xilka wasiirka Gaashaandhigga Somalia, General Maxamed Sheekh, ayaa soo indha-indheeyey gooboaha ay ciidammada Xoogga ku sugan yihiin kaddibna waxa uu meel fagaaro ah kula hadlay ciidammada oo uu u jeediyey hadallo dardaaran iyo guubaabo ah.

Sii hayaha Xilka Wasiirka Difaaca Somalia, ayaa yiri. “halkaan waxaad u joogtaan dhammaantiin waa jiritaanka Qaranka Soomaaliyeed iyo Difaaciiisa, waajib ayaana idin ka saaran sidii aad umadda Soomaaliyeed cadowga  uga ilaalin lahayddeen,  madaxda Qaranka waxa ay diyaar u  tahay in ay ku dadaallaan daryeenkiina, balse waxaan idin ku adkeeyanaa in la dhowro xaquuqda shacabka oo aanan lagu xadgudbin, dhowaanna maxkamadda ciidammada ayaa Tiyeglow laga dhisi doonaa”.

General Maxamed Sheekh Xasan, ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyey in ciidammada ay u dhabar adeeggaan dagaalka ay kula jiraan argagixisada inta laga xoreynayo dhammaan deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan, sidoo kale ciidammada ayuu ku ammaanay sida ay u qaateen tababarradii Tiyeglow lagu siiyey.

 

 

 

Previous Post

Kooxda Swansea City oo Amaah Kula Soo Wareegtay Nelson Oliveira

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo Xeraale kula kulmay Qaybaha Bulshada Degaankaas

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo Xeraale kula kulmay Qaybaha Bulshada Degaankaas

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In