Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay shirka Ganacsiga Turkiga iyo Africa+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay shirka Ganacsiga Turkiga iyo Africa+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ku qabsoomay habka internetka ee muuqaal araga ah ayaa waxa furay madaxweynaha dalka turkiga mudane rajab tayip erdogan iyada oo sidoo kale  ay goob ka ahayd wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ee dalkaasi ruhsar pekcan iyo  sidoo kale wasiiradda ganacsiga iyo warshadaha wadamada afrika, waxa sidoo kale shirkaasi ka qeyb-galay madaxda midowga afrika, comesa iyo mas’uuliyiin kale.

Shirkan oo hal maalin socday, ayaa wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey, waxa uu kaga hadlay xaaladda ganacsi iyo dhaqaale ee Soomaaliya ee uu sheegay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay dhinacyada shuruucda, heshiisyada iyo fududeynta ganacsiga. isaga oo sidoo kale carabka ku dhuftay in horumar laga gaadhay heshiisyaddii dhaqaale iyo ganacsi ee hore ay u kala saxeexdeen wadamada turkiga iyo soomaaliya taas oo uu sheegay in ganacsiga soomaaliya ay la lee dahay turkiga uu sanadkii 2019-kii noqday 206 malyan halka sanadkii 2017-kii uu ka ahaa 144 malyan.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Wasiirku, wuxu sidoo kale ka war-bixiyey dadaalada lagu fududeynaayo ganacsiga gaar heshiisyada suuqyada ganacsiga ee caalamiga oo uu sheegay inay meel fiican marayaan, waxaana  carabka ku dhuftay in qorshahooda ay ku jirto in si deg-deg ah loo dhammeyatiro heshiiska tepa ee turkiga iyo soomaaliya.

Enj. Cabdullaahi Cali Xasan, wuxu uu ugu dambeyn u mahad-celiyey Madaxweynaha wadanka turkiga Mudane recep tayip erdogan iyo wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ee wadankaasi  ruhsar pekcan isaga oo uga mahad-celiyey marti-qaadka rasmiga ah ee ay soo siiyeen Soomaaliya.waxaana uu balan-qaaday inay ka dawlad ahaan diyaar u yihiin xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsi ee aynu la lee nahay turkiga.

Tags: Sii Hayaha Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay shirka Ganacsiga Turkiga iyo Africa+Sawirro
Previous Post

Hay’adda FAO Oo soo gabagabeysay wajiga koowaad Buufinta Ayaxa Oo Laga Fuliyay Soomaaliya

Next Post

Ciidamada Xoogga Iyo Kuwa AMISOM Oo Xoojinaya Howlgallada Milatari Ee Soomaaliya 

Next Post
Ciidamada Xoogga Iyo Kuwa AMISOM Oo Xoojinaya Howlgallada Milatari Ee Soomaaliya 

Ciidamada Xoogga Iyo Kuwa AMISOM Oo Xoojinaya Howlgallada Milatari Ee Soomaaliya 

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In