Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii hayaha Wasiirka Tamarta XFS oo Imaraadka Carabta uga qeyb galaya shir looga hadlayo Tamarta +Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Sii hayaha Wasiirka Tamarta XFS oo Imaraadka Carabta uga qeyb galaya shir looga hadlayo Tamarta +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii ahayaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dalka ayaa Imaaradka Carabta uga qeyb galayo shir looga hadlayo Tamarta laga dhaliyo cad-ceedda.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Shirka oo uu Wasiir ku-Xigeenka ahna sii hayaha Wasaaradda  Tamarta  iyo Khayraadka Biyaha Mudane Cusmaan Libaax Ibraahiim uga qeyb galayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa diirada lagu saarayaa Tamarta  cad-ceedda laga dheliyo  ama Solarka, Waxaana shirka Soo qaban qaabisay  Hay’ada  Tamarta IRENA oo fadhigeedu yahay magaalada Abu Dubai ee dallkaasi Imaaradka Carabta.

Mudane Cusmaan Libaax Ibraahiim, Wasiir ku-xigeeka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha dalka oo furitaanka shirka ka jeediyay hadalo kooban ayaa ka waraxbiyay muhiimada Soomaaliya u leedahay korantada laga dhaliyo Cad-ceedda.

“Waxaa xoogga saareynaa sidii aan dalkeenna oo cadceeddiisa wanaagsan uga faa’iideysan lahayn,waxaana hay”addan IRENA oo dalkeenna uu xubin muhiim ah ka yahay uga mahad celineynaa sida ay arrimahan ugala shaqeyneyso Soomaaliya, anigana waxaan naga go’an sidii aan u dar dar gelin lahayn arrimaha tamarta,” ayuu yiri Wasiir Cusmaan Libaax Ibraahim.

Dhinaca kale, Wasiir Cusmaan Libaax Ibrahiim ayaa dalka Imaaradka uga qeybgalayo Shirka Tamarta ee sanad laha  ah ee dowladda Imaraadka ay qabato, kaas oo ay ka qeyb galayaan xubno ka socda Dowladaha Carabta, Afrika, iyo hay’adaha caalamka ee ka  Shaqeeyo arrimahan Tamarta iyo sida looga faa’iideysan karo.

W/Q: Abdirashiid Nuur

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda XFS oo faah faahiyay shirkado ay shatiyo siiyeen

Next Post

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland oo maanta xilka la wareegay+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland oo maanta xilka la wareegay+Sawirro

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland oo maanta xilka la wareegay+Sawirro

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In