Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda oo ka qayb galay xaflad qalin jabin, Sawiro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Afrika, Wararka
0
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda oo ka qayb galay xaflad  qalin jabin, Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda Mudane Cabdiwali Cali Faarax ayaa ka qayb galay xaflad balaaran oo loo sameeynayay dufcadii 16-aad ee ka qalin jabisay Jaamacadda Kambala (Kampala University KU ), qalinjabiyaasha oo kor u dhaafayay kumanaan ayaa waxaa ka mid ahaa 331 arday oo Soomaali ah oo kulyado kala duwan ee jaamacadaas ka qalin jabiyay.

 

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Ardayda Soomaalida oo ahaa ardaydii ugu badnaa iyagoo kaalinta sadaxaad ka galay dhanka tirada qalin jabiyaasha oo ay ka horeeyeen oo kaliya Uganda iyo Koofurta Sudan, waxa ayna ahaayeen ardayda Soomaalida kuwa ka dhex muuqda qalin jabiyaashii halkaas ku sugnaa

Cabdiwaaxid Cali Bootaan oo ah gudoomiyaha ardayda Soomaalida ee Jaamacadda Kambala oo saxaafadda goobta qalinjabinta kula hadlayay ayaa sheegay in maanta Soomaalida taariikh u tahay oo arday intaas la eg ugu qalin jabinayaan jaamacadaas oo ah jaamacada ugu tayada wanaagsan dalkan Uganda.

Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Mudane Cabdiwali Cali Faarax ayaa dhankiisa saxaafadda u sheegay in aad ugu faraxsan yahay in uu kasoo qayb galo farxadana la qaybsado arday intaas la eg oo Soomaali ah oo hal jaamacad ka qalin jabinaya

Cabdiwali ayaa hambalyo u diray dhamaan arday isagoo u rajeeyay in ay ay waxbarashada sii wadaan sidoo kalena ay ka qayb qaataan dhismaha dalkooda Soomaaliya si horumar iyo barwaaqo loo gaaro

Ugu dambayntii xafladaas ayaa ahayd mid xasuus wayn u lahayd ardayda qalin jabinaysa oo madax dalkooda matalaya farxadda la qaybsanayeen.

Previous Post

Marxuum Cabdi Xoosh wuxuu aqoontiisa qareennimo iyo hawl-karnimadiisa ugu khidmeeyay Qaranka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku dhawaaqay Guddi heer Wasiirro ah oo diyaariya Aas Qaran

Next Post
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shaqada ka joojiyay Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo ku dhawaaqay Guddi heer Wasiirro ah oo diyaariya Aas Qaran

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In