Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar lagu Baranayay Habka loo Daweeyo Carruurta Shanta Sano ka yar oo Muqdisho ka furmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Siminaar lagu Baranayay Habka loo Daweeyo Carruurta Shanta Sano ka yar oo Muqdisho ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkaan oo lagu baranayay Sida loo daweeyo Cuduradda ku dhaca Carruurta ka yar shanta sano ayaa loo qabtay ku dhawaad 100 arday oo wax ka barata qaar ka mid ah jaamcadaha ku yaala Magalaadda Muqdisho,

Tababarkan ayaa waxa soo qaban qaabiyay maamulka Cisbitaalka Soomaliya Sudanese Hosbitaal oo ku yaala Magaaladda Muqdisho , Waxaana loogu talagalay sidiikor loogu qaadi lahaa aqoontooda ardayda barata Caafimaadka ee mustaqbalka jecel in ay noqdan Dhakhaatiir qibrad u leh Cudurada ay Daweynayaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxamed Cabdulaahi Axmed oo Ka mid ah mas’uuliyiinta Cisbitaalka Soomaaliya Sudanese Hosbitaal ayaa Warbaahinta Qaranka Faafahin Ka siisyay Simaarkani Muuhimadda uu dhalinyarada u leeyahay in loo qabto oo uu ku sheegay in ay tahay in qibrad ay u yeeshaan daweynta Carruurta ka yar shanta sano.

Siminaarkan oo sconaya muddo labo Cesho ah ayaa la filayaa in ardayda waxbadan ay ka faa’iidaystaanislamrkaana waxayaabaha ay bartaan ay uga qeyb qaataan daaweynta cudurada carruurta ku dhaca sida shubanbiyoodka, jadeecada, dabeysha iyo kuwo kale

Previous Post

R/wasaaraha oo la filayo in uu caawa ku dhawaaqo xubnaha ka harsan golihiisa wasiirrada

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In