Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar loo qabtay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku nool dalka Koonfur Afrika”sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Siminaar loo qabtay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku nool dalka Koonfur Afrika”sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon yahano Soomaali ah oo Kaashanaya Wasaarada Horumarinta Adeega Bulshada Bulshada ee Dowlada South Africa ayaa 80 ruux oo ka kala socday Ururada ka Shaqeeya Arimaha Bulshada ayaa magaalada Cape Town ugu Qabteen Siminaar Soconaya Mudo Saddax Maalin ah.

Siminaarkan oo soconaya Mudo Saddax Maalin ah ayaa waxaa lagu baranayaa Casharo muhim ah oo la siinayo in ka badan 80 ruux oo ka kala socday Ururada yaryar ee ka shaqeeya Arimaha Bulshada iyo Xaquuqda Caruurta Iyo Dadka Waayeelada ah waxaana Siminaarkaan Qabashadiisa iska Kaashaday Hey’ada Bottom-up Sustainable Development Approach oo ” BUSDEA” oo ah Hey’ad ay madax ka yihiin aqoon yahano soomaaliyeed iyo wasaarada horumarinta arimaha bulshada ee dalka kooNfur Africa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maxamed Raage oo ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo oa tirsan hey’ada BUSDEA isla markaana dowlada hoose ee magaalada cape Town ka Shaqeeya Arimo badan oo casharada bixinayay ayaa sheegay in siminaarkan uu wax badan ka faa’ideyaan dhammaan dadkii ka qeybgalay.

Mahad Cumar Cabdi oo Gudoomiyaha Hey’ada BUSDEA oo Warbaahinta Kula Hadlay Banaanka Kore ee Xarunta Wasaarada Horumarinta Adeega Bulshada Xafiiskeeda Deegaanka Khaliija ayaa sheegay in siminaarkaan laga lahaa Muujiyo in Soomaalida South Africa ay yihiin dad dhan walba ka muuqan kara oo leh aqoon yahano wax badan kala shaqeyn kara bulshada South Africa.

Waa Markii u Horeysay oo siminaaro noocaani ay qabtaan aqoon yahano Soomaali ah oo xirfadooda iyo aqoontooda wax uga faa’ideynaya ururada yar yar ee ka shaqeeya arimaha bulshada waxaana siminaarkaan uu qeyb ka noqonayaa dadaalada ay aqoon yahanada iyo ganacsatada Soomaalida ugu Jiraan In ay Wax ka badalaan Marxalada ay Ku nool yihiin Soomaalida Ku nool dalka Koonfur Africa iyo Sido kale is Dhexgalka bulshada.

IMG_5450

IMG_5459

IMG_5460

IMG_5476

IMG_5501

IMG_5508

W/D: C/laahi Qorshe

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhaweysay magacaabista safiirka Mareykanka ee Soomaalia

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In