Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soo weydii Su’aal wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo marti ku ah Barnaamijka kulanka todobaadka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Soo weydii Su’aal wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo marti ku ah Barnaamijka kulanka todobaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV  ayaa berri looga hadli doonaa abaaraha ka taagan dalka iyo sida loo kaalmeyn karo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa iclaamisay Afar maalmood oo soon ah  berrina ka bilaabaneysa, iyadoo bulshada ku wargelisay in soonkaasi kaddib ay u soo baxaan salaad roobdoon ah.

Related posts

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026

Haddaba barnaamijka waxaa marti ku noqon doona wasiiraka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta mudane C/qaadir Sheekh Cali “Baqdaadi” iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaraddaasi, ee fadlan soo weydii su’aal ku saabsan mowduuca barnaamijka ama ku biiri fikir iyo talo wixii aad heyso.

Su’aalaha ku soo dir  [email protected] ama soo dir telefoon lambarkaaga si laguu soo waco

Previous Post

Federal Government of Somalia (Reports on financial Statements for the last years)

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada: Abaaraha ka jira Gobollada dalka oo Lacag dheeraad ah loogu deeqay

Next Post
Shirka Golaha Wasiirada: Abaaraha ka jira Gobollada dalka oo Lacag dheeraad ah loogu deeqay

Shirka Golaha Wasiirada: Abaaraha ka jira Gobollada dalka oo Lacag dheeraad ah loogu deeqay

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In