Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaalida kunool Mareykanka oo olole ugu jira wax ka bedelka sharciga socdaalka Dalkaasi

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Soomaalida kunool Mareykanka oo olole ugu jira wax ka bedelka sharciga socdaalka Dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

ย Dadka soo galootiga ah oo ay Soomaalida ku jirto kuwaasi oo kunool Dalka Mareykanka ayaa wada olole iyo dadaalo ku aadan sidii wax badan looga bedeli lahaa sharciga soo galootiga Dalkaasi,kaasi oo saameyn ballaaran uu ku yeeshey bulshooyin badan oo Soomaalidu ay kamid tahay.

Wakiilo ka kala socda bulshada Soomaalida ee dagan gobalka Minnesota iyo gobolada kale ee Mareykanka iyo Qareenno ka socda hayโ€™adaha xuuqul insaanka ayaa maalmahan ku sugaanaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka si ay ula kulmaan sharci dejiyaasha waddankaasi Marakanka.

Dadkani ayaa dadaal ugu jira in hidise-sharciyeedka laanta socdaalka ee dalkaasi Mareykanka oo hadda horyaalla xildhibaanada Kongareeska in ay kala hadlaan sidii wax looga badali lahaa,islamarkaana loogu soo dari lahaa qodobbo dhaxal gal u ah bulshada Soomaalida.

Maxamuud Xasan oo u ololeeya arrimaha Soomaalida Maraykanka ayaa sharaxaad ka bixiyay ujeeddada qorshohooda,isagoo la hadlayay laanta afka Soomaaliga ee BBC.DA.

โ€œRuntii saad ogtahay hayโ€™adda Socdaalka waxaa soo socda in la bedelo sharciga Socdaalka, ee dadka soo galootiga ah,waxaan u tagnay Congreska iyo Senatorska oo laga soo doorto Gobolka Soomaalidu ay degto,dhamaan dadka soo galootiga ah ee Mareykanka waxay isugu yimaadeen Washington,sidookale waxaa nala socda hayโ€™adaha xuquuqul insaanka oo doonaya isbedel lagu sameeyo sharcigaโ€. Ayuu yiri Maxamuud Xasan.

Maxamuud Xasan ayaa intaasi ku daray in ay doonayaan in dib loo furo xafiiskii qaabilsanaa arrimaha Visaha Dal ku galka ee Yugandha,kaasi oo dhawaan ay xirtay dowladda Mareykanka.

โ€œWaxaa sidoo kale aan kala hadalnay dad badan oo Soomaali ah oo degan Yugandha oo qaraabadooda ugu diraan halkaasi Visaha,dhawaan ayaa la xiray xafiiskaasi, marka waxaan rabnaa in xafiiskaasi dib loo furo,ahmiyad weyn ayayna inoo leedahay arrintaasi iyo in Soomaalida laga saaro liiska dadka dib loo celinayoโ€. Ayuu yiri Maxamuud Xasan.

Dowladda Mareykanka ayaa dhawaanahanba waxaa ay adkeysay arrimaha socdaalka dalkaasi,taasi oo saameyn ballaaran ay ku yeelatay bulshooyin badan oo u socdaalayay dalkaasi.

Previous Post

Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Uruurinta lacagaha Baadda ah ee Gobolka Hiiraan oo howlgal lagu dilay

Next Post

Dhagar Qabayaal ka tirsan Al-Shabaab oo Xukun lagu riday+(Sawirro)

Next Post
Dhagar Qabayaal ka tirsan Al-Shabaab oo Xukun lagu riday+(Sawirro)

Dhagar Qabayaal ka tirsan Al-Shabaab oo Xukun lagu riday+(Sawirro)

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In