Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaalida Minnesota oo ka banaan baxay Muuqaal Tv-ga dalkaasi tabiyey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Soomaalida Minnesota oo ka banaan baxay Muuqaal Tv-ga dalkaasi tabiyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaalida Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee Aqalka looga arimiyo Gobolka iyagoo halkaas Shir Saxaafadeed & banaanbax ay uga soo horjeedaan Muuqaal dhawaan ay shaacisay warbaahinta laga leeyahay dalka ee lagu magacaabo FoxNews qaybteeda MN iyo walibe hindise sharciyeed lagu xakameenayo ganacsatada Soomaaliyeed in ay lacago u diraan qoysaskooda, iyagoo sheegay in ay ka xumaadeen been abuur TV-gaasi ka sheegay qaabka ay u shaqeeyaan Xawilaadaha Soomaalida.

Warbaahintaaas lagu magaacabo FOX news ayaa dhawaanku eedaysay Soomaalida Minnesota inay xadaan lacagaha dowladdu ay ku taageerto Xarumaha Caruurta lagu hayo ee ay leeyhiin Soomaalidu,

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Boqolaal kun oo lacag ahna ay u diraan kooxo argagaxiso ah Xawilaaduhuna lacagtaas oo cadaan ah ay dalka ka saaraan.

Dadkii dibadbaxaayey ayaa arimahaas ku tilmaamay kuwo aan waxba ka jirin, waxayna wateen boorar ay ku qornaayeen  sida ay uga xun yihiin, waxayna ku sheegeen in arimahaas ay asal ahaan tahay Muslim nacaybka lagu hayo dadka ku nool Maraykanka ee Muslimiinta ah.

Madaxda banaanbaxayaasha soo qabanqaabiyey kulankaan oo la hadlaayey dadwaynahaa ayaa u sheegay in weerarka Idaacada Ama TV -ga FOX 9 ay gadaal ka xiirayaan siyaasiyiin ka tirsan xisbiga jamhuuriga , waxayna qaarkood sheegayeen in dadka Soomaalida ah toos loo soo abaarayo oo la doonayo in magacooda lagu xumeeyo waa siday hadalka u dhigayeene.

Dibadbaxayaashani waxay ay isku dayeen inay la kulmaan Gudoomiyaha gobolka Minnesota Mark Dayton lakiin uma ay suuroobin waxaa loo sheegay inuu safar ku maqan yahay intaa kadib waxaa la kulantay haweenay ka mida la taliyaashiisa una sheegtay in aysan arag wax sharci hindiseed ah oo ku saabsan arimaha ay ka cabanayaan.

Abdihakim Abdi ismail.

Minnesta Maretkanka.

Previous Post

Tababar lagu baranayo Dawlada wanaaga & Xalinta Qilaafaadka oo u furmay Ururka dhalinyarada

Next Post

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo maanta la wareegtay Maamulka Maaliyadda ee Wasaaradda Waxbarashada

Next Post
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo maanta la wareegtay Maamulka Maaliyadda ee Wasaaradda Waxbarashada

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo maanta la wareegtay Maamulka Maaliyadda ee Wasaaradda Waxbarashada

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In