Thursday, January 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaalida Ohio iyo Dowladda hoose oo wada shaqeyn dhow yeeshay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Soomaalida Ohio iyo Dowladda hoose oo wada shaqeyn dhow yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan wada tashi ah oo ay yeesheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka iyo Dowladda hoose ee Columbus Ohio ayaa lagu qabtay xarunta Isbitaalka Capital Park Family Healthcare Cente.

Kulankan oo uu Halku dhiggiisu ahaa โ€ Aan wada hadalnoโ€ Latโ€™s Talk, ayaa looga hadlay sidii loo abuuri lahaa is dhexgal iyo in Jaaliyadda Soomaaliyeed ay si dhab ah ula xariiri karaan hayโ€™adaha dowlada, iyo in xal loo helo cabashooyinka Jaaliyadda oo ay ka mid tahay sidii loo dabageli lahaa sababta keenta dilalka dhalinyarada Soomaaliyeed iyo cidda ku lugta leh, in lala shaqeeyo dhalinyarada, arimaha waxbarashada,Guryaha, dhiirigalinta ganacsiga, la dagaalanka daroogadaย  iyo qodobbo kale.

Related posts

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

January 29, 2026
Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

January 29, 2026

Xubnaha la kulmay Soomaalida oo ah xubnihii ku soo baxay doorashadii u danbaysay waxa ay ka jawaabayeen sidii ay Soomaalidu codkooda u siiyeen iyo in ay yihiin Dad hal abuur iyagoo koror dhaqaale oo muuqda ku leh Gobolka.

Waxaa kulankan qeyb ka ahaa, wada hadallo iyo suโ€™aalo gooni gooni ah oo la weydiinayay masuuliyiintii ka socday Dowlada, waxanay xubnihii u hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed bogaadiyeen kulankan, iyagoo sheegay in Soomaalida Ohio dagta aysan ahayn kuwo cayr qaata balse ay yihiin kuwo bixiya canshuur aad u sarreysa.

Madaxda ayaa si gooniya ula shiray Dhalinyarada, waxayna is barasho kadib ku dhiirri geliyeen in ay yihiin mustaqbalkii Gobolka sidaa darteedna ay ka qeyb qaataan amniga, dhismaha iyo isdhexgalka, kana faaโ€™iideystaan fursadaha jira oo qeyb ay ka tahay ย ka qaybgalka siyaasadda iyo Xafiisyada Dowladda oo ay imminka ka shaqeeyaan shaqsiyaad kooban.

Hayโ€™ado, Ururro, iyo ganacsato ayaa fursad u helay in ay madaxda kala hadlaan caqabadaha ku gadaaman howlahooda, iyaga oo helay balanqaadyo kala duwan.

Masโ€™uuliyiinta ka socda Dowladda hoose iyo midda Gobolkaba waxa ay u badnaayeen Dhalinyaro ku soo baxay doorashooyinkii u danbeeyay iyaga oo xilligii ay tartamayeen, ย codkooda weydiistay Soomaalida degan gobolka, Ohio,islmarkaana doorashada ku guuleystay.

Kulankan oo xiiso gooniya u lahaa Soomaalida iyo Dowlada hoose waxa uu abuurayaa wada shaqeyn dhow oo ay Labada dhinac yeeshaan.

Deeqo Shire (SONNA)

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkiga oo maalintii labaad ka socda Istanbul.

Next Post
Shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkiga oo maalintii labaad ka socda Istanbul.

Shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkiga oo maalintii labaad ka socda Istanbul.

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

January 29, 2026
0

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya hay'adaha kala ah: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS), Hayโ€™adda...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

January 29, 2026
0

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ugu mahadceliyey Golaha Wasiirrada...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐š ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐๐๐š ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐—๐ƒ๐’.

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

January 29, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 29 Jannaayo 2026: โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐š ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐๐๐š ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐—๐ƒ๐’.

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐š ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐๐๐š ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐—๐ƒ๐’.

January 29, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 29 Jannaayo 2026: โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In