Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo kawahadlay xaaladaha Bini,aadanimo ee ka jirta Dalka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo kawahadlay xaaladaha Bini,aadanimo ee ka jirta Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gargaarka iyo maareeynta Masiibooyinka xukumadda federaalka Soomaaliya marwo Khadiijo Maxamed  Diiriye oo muqdisho kulan kula qaadatay Safiirka Midoowga ee Soomaaliya Yurub Tina Intelman, Madaxa xafiiska hay’adda ECHO ee Soomaaliya Javier Rio Navarro iyo wakiilka ECHO ee Muqdisho Cabdixaliim Bashiir ayaa kawada hadlay sidii diirada loo saari lahaa xaaladaha bini,aadanimo ee dalka ka jira iyo sidii loo yareyn lahaa khataraha masiibooyinka dabiiciga ah ee dalka ka dhaca.

“Waxaa xarunta Midoowga Yurub ee Soomaaliya kulan kula qaatay Safiirka Midoowga Yurub Tina Intelman iyo Madaxa xafiiska ECHO ee Soomaaliya Javier Rio Navarro iyo wakiilka ECHO ee Muqdisho Cabdixaliim Bashiir.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

“Kulanka waxaa diirada lagu saaray Arrimaha Bini’aadanimo iyo Yareynta Khataraha Masiibooyinka waxa la isku raacay in si dhaqso ah u fulaan howlaha la isku raacay.

Wasiirka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa u sheegtay masuuliyiintaan sida lagama Maarmaanka ay utahay in sida deg deg ah wax looga qabto xilliyadda adag oo ay dadka Soomaaliyeed wajahaa maadaama qeybo ka mid ah gobolada dadka ay ka jiraan Abaaro,Biyo la,aan iyo Colaado.

Ugu dambeyn Wasiirka Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye waxa ay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay diyaar garoow ugu jirto sidii dadka Soomaaliyeed loogu Gurman lahaa.

Tags: aadanimo ee ka jirta dalkaSoomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo kawahadlay xaaladaha Bini
Previous Post

Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka xoogga oo howl-gal ka dhan argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Next Post
Ciidanka xoogga oo howl-gal ka dhan argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka xoogga oo howl-gal ka dhan argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In