Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Suudaan oo kala Saxiixday Heshiis wada shaqayn dhanka Waxbarashada”SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Suudaan oo kala Saxiixday Heshiis wada shaqayn dhanka Waxbarashada”SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka waxbrashada dowlada Soomaaliya Dr Cabduqaadir Cabi Xaashi ayaa heshiis wada shaqeen ah la saxiixday dhigiisa dalka suudaan Drs Sumaya Abuu Kashwah, heshiiska ayaa ujeedkiisu ahaa xoojinta heerka wada shaqeen dhan walbo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan iyadoo wasiirka waxbarashada Dowladda Soomaaliya uu sheegay in deeqaha waxbarasho ee Dowlada Suudaan siiso Soomaaliya sanadka lagu siyaadinayo deeqaha waxbarasho ee Master iyo PHD halka markii hore deeqahaasi ay ku koobnaayeen bachelor digree.

Dr Cabduqaadir Cabdi Xaashi wasiirka waxbarashada ayaa intaasi sii raaciyay in deeqahan ay ka faa`iidi doonaan kumanaan arday oo awoodin in ay sii wataan waxbarashada qeebaha kala duwan.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

Dhanka kale wasiirka ayaa markii uu soo idlaaday heshiiska waxa uu kulan xog waraysi ah la yeeshay ardayda dhigata jaamacadaha suudaan kuna qaabilay hoolka wayn ee jaamacada Africa isaga oo ka dhageestay ardaydii ku sugneed hoolkaasi talo iyo tusaale, halka uu isna siiyay ardaydaasi baraarujin dhanka waxbarashada iyo in ay ku dadaalaan kana miradhaliyaan hadafka ay u soo baxeen .

IMG_20160907_151106

IMG_20160907_151922

IMG_20160907_151834

IMG_20160907_151812

IMG_20160907_143504

IMG_20160907_120936

IMG_20160907_115642

IMG_20160907_115524

DSC08374

IMG_20160907_114515

IMG_20160907_112455

IMG_20160907_112314

IMG_20160907_112418

Previous Post

Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka oo maalintii 2aad ka socdo Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 8-9-2016

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 8-9-2016

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In