Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Ali Ahmed by Ali Ahmed
2 months ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโ€™adda Awqaafta ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas oo uu kulan miro dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Guud ee hayโ€™adda, ๐—œฬ‡๐˜‡๐˜‡๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, iyo Agaasime Ku-xigeenka, ๐—ข๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ญ๐—ฒ๐—ธ๐—ถ๐—–ฬง๐—ฎ๐—ธฤฑ๐—ฟ๐—ผ๐—ดฬ†๐—น๐˜‚.

Kulanka waxaa Wasiirka ku weheliyey Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Turkiga, Mudane Fathudiin Cali, iyo xubno ka tirsan wafdiga Wasaaradda.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Labada dhinac ayaa yeeshay wada-tashi ku saabsan sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhinaca awqaafta, iyagoo si gaar ah diiradda u saaray horumarinta maamulka awqaafta, dhismaha hayโ€™adaha, kobcinta awoodda shaqaalaha, iyo isdhaafsiga khibradaha farsamo.

Masโ€™uuliyiinta Hayโ€™adda Awqaafta ee Turkiga ayaa soo bandhigay waayo-aragnimada ay dalkoodu u leeyahay maamulka iyo horumarinta awqaafta, iyagoo muujiyey diyaar garow ay Soomaaliya kula wadaagayaan aqoonta iyo khibradaha gacan ka geysan kara tayeynta hayโ€™adaha awqaafta ee dalka.

Wasiir Rooboow yaa masโ€™uuliyiinta Hayโ€™adda Awqaafta ee Turkiga la wadaagay mudnaanta weyn ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay siinayso horumarinta awqaafta, isagoo iftiimiyey dib-u-habeynta iyo nidaamyada cusub ee lagu casriyeynayo maamulka awqaafta, si ay door muuqda uga qaadato horumarinta adeegyada bulshada iyo kobcinta dhaqaalaha ku dhisan waqafka. Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyey in dowladda ay ka goโ€™an tahay dhismaha hannaan hufan oo waafaqsan sharciga iyo maamulka casriga ah, taas oo u baahan iskaashi iyo isdhaafsi khibradeed oo lala yeesho hayโ€™adaha hormuudka ka ah arrimaha awqaafta.

Kulankan ayaa la filayaa inuu gogol xaaro marxalad cusub oo iskaashiga u dhexeeya Muqdisho iyo Ankara ee dhinaca awqaafta, iyadoo labada dhinac ay muujiyeen rabitaan iyo ka goโ€™naan ku aaddan hirgelinta barnaamijyo wax ku ool ah oo lagu horumarinayo maamulka awqaafta, tayeynta hayโ€™adaha, iyo kor u qaadista hufnaanta adeegyada la xiriira awqaafta ee Soomaaliya.

Previous Post

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Next Post

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Next Post
Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Hay'adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In