Wasiirka ayaa kala hadlay dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka Deyn-Cafinta oo hey’adaha dhaqaalaha Carabtu ay qeyb muhiim ah ka yihiin.

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...













