Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka wasiirrada IGAD ee arrimaha qaxootiga

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
4 months ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka wasiirrada IGAD ee arrimaha qaxootiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa Soomaaliya ku matalayay shir heer-wasiir oo IGAD ka dhacay Nairobi.

Shirka ayaa ahaa mid lagu qiimaynayo horumarka hirgelinta Heshiiskii Nairobi ee xalalka waara loogu helayo qaxootiga Soomaaliyeed iyo dib-u-dejinta dadka soo laabanaya.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026

Wasiir Xoosh ayaa madasha ka jeediyay warbixin guud oo ku saabsan xaaladda bani’aadannimo ee dalka, isaga oo xusay caqabadaha barakaca gudaha, soo laabashada qaxootiga, iyo saamaynta abaarta ka dhalatay isbeddelka cimilada.

Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay fulinta ballanqaadyada Heshiiskii Nairobi, isla markaana horumar laga sameeyay sharciyeynta ilaalinta dadka barakacay, oo ay ka mid yihiin ansixinta Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo Doonka (2023) iyo Xeerka Barakacayaasha Gudaha oo bishan la meel mariyey.

Shirka Nairobi ayaa isku keenay wasiirro ka socda dalalka IGAD si ay uga wada tashadaan xalal waara oo ku saabsan barakaca, iyadoo Soomaaliya ay hoggaaminayso dadaallada lagu doonayo xalal gargaarka degdeg ah.

Previous Post

Bayaanka Shirweynaha 3aad Ee Culimada Soomaaliyeed

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Marooko

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Marooko

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Marooko

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In