Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya Oo Ka Qeybgashay Shirka Qaaradaha Africa iyo Latin America Ee Horumarinta Beeraha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya Oo Ka Qeybgashay Shirka Qaaradaha Africa iyo Latin America Ee Horumarinta Beeraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Costa Rica uga qayb galay shirka iskaashiga Wasiirada Beeraha Africa iyo Latin America kaasoo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Ururka Midowga Africa qaybtiisa horumarinta,Beeraha & Cimilada ee AU-AUDO-NEPAD iyo Ururka INTER-AMERICAN INSTITUTE FOR COOPERATION ON AGRICULTURE(IICA) iyo Alliance for Green Revolution Africa(AGRA) ayna martigalisay Dowlada Costa-Rica, Shirka waxaa diirada lagu saaray sidii labada Qaaradood iskaga kaashan lahaayeen xaqiijinta hiigsiga caalamiga ah ee la dagaallanka gaajada iyo gaarista yoolka badbaado cunto(Zero Hunger).

Shirka oo uu furay Madaxweyne ku xigeenka Dalka Costa Rica, Islamarkaana ay ka soo qaybgaleyn wasiirada Beeraha ee dalalka Africa qaarkood iyo Madaxda Ururada shirka qabanqaabiyay ayaa Gabagabadiisa waxaa laga soo saaray talooyin dhaxalgal ah iyo balamo lagu galay in labada Qaaradood ay si mug leh u xaqiijiyaan hiigsiga la dagaalanka gaajada iyo xaqiijinta badbaado cunto.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Ugu dambeyn Wasiir Ciid ayaa Mudada uu halkaas ku sugnaa Waxuu booqday Jaamacadda UN leedahay ee Peace University ee dalka Costa Rica Caasimadiisa San Jose Oo uu ka mid yahay ardayda ka dhigata PHD, waxaana si sharaf iyo Maamuus leh ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Jaamacadda Rector Dr Francisco Rojas Aravena iyo Hormuudka Jaamacadda Dr Juan Carlos iyo Maamulka Jaamacadda

Wasiirka ayaa indho indheeyay qaybaha kala duwan ee Jaamacadda, isagoo kadib shir la galay maamulka, waxuuna uga mahadceliyey soo dhawaynta iyo howlaha aqooneed ee Jaamacadda ay ka wado Soomaaliya, si gaar ah Xarunta Cilmibaarista ee Badbaadada Cuntada ee Jaamacadda samaynayso taasoo wax weyn ka tari doonta geeska Africa gaar ahaan dhinaca cilmi baarisyada la xiriira cuntada.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Qaabilay Wafdi Uu Hoggaaminayay James Swan

Next Post

Taliyaha NISA Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Jeneraal Darwiish

Next Post
Taliyaha NISA Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Jeneraal Darwiish

Taliyaha NISA Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Jeneraal Darwiish

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In