Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ku biirtay Ururka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ku biirtay Ururka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ilaaliyaasha bariga Afrika oo labadii maalin ee ugu danbeysay ka socoday magaalada Kampala ee caasimadda Uganda ayaa maanta la soo gabagabeeyay.

Shirkan oo ay ka qeyb galayeen dolwdaha xubnaha ka ah Ururka Gobaleedka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika(East Africa Association of Prosecutors ) ayaa waxaa maanta si buuxda uga mid noqotay dolwadda Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya  ayaa codsatay 23 February ee sanadkan in ay ku biirto ururka xeer ilaaliyaasha bariga afrika, kaas oo muhiim ah Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ah xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka qeybna ka ahaa Shirka sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ilaaliyaasha bariga afrika oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa yiri “Waxaa farxad weyn ii ah codsigii Soomaaliya ee Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka horay ugu soo gudbiyay Ururka la aqbalay, Soomaaliyana loo aqoonsaday in xubin buuxda ka tahay Ururka Xeer Ilaaliyaasha Bariga Afrika, xubin-nimada ururka faa’ido weyn ayee Dowladda Soomaaliya u leedahay, waxayna ka faa’ideysaa isdhaafsiga xogaha la xiriira dadka danbiliyaasha ah ee bariga afrika, tababarada xeer ilaaliyaasha iyo la dagaalanka dadka danbiyada geesta.

Urur Gobaleedka Xeer Ilaaliyaasha Bariga Afrika oo horay ugu Mideyaanayeen 11 wadan ayaa  hadda waxaa ku biiray Seddax wadan oo Soomaaliya qeyb ka tahay, iyadoo Dowladda Soomaaliya qeyb ka noqonaysa ururada muhiimka ah ee ka jira gobolka bariga Afrika

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray dalka Masar “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray dalka Masar “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray dalka Masar "SAWIRRO"

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In