Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo markii ugu horresay ka qeyb gashay shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga wadamada Carabta iyo Malaysia+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaani oo ahaa mid loogu hadlaayey ganacsiga iyo maalgashiga wadamada carabta iyo Malaysia ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno ka kala socday dowladaha wadamada carabta, dowladda Malaysia, ganacsato gaaraysa 6000 iyo maalgashadeyaal kor u dhaafaysa 300, kuwaas oo kala socday wadamada caalamka.

Dowladda Soomaaliya iyo xubno matalayay Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa sanadkaan markii ugu horeesay ka qeyb gashay shirka iyagoo shirka ku soo bandhigay fursado muhiim ah oo ay ka qeybgalayaasha ugu muujinyeen fursadaha maalgashi ee ay ka heli karaan dalka Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wafdiga Dowladda Soomaaliya waxaa hogaaminaayey Uqeybsanaha ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya ee u fadhiya dalka Malaysia mudane Maxamed Amiin Abuukar.

Mudane Mohamed oo shirka hadal ka jeediyey ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku faraxsanahay in markii ugu horeysay ay kasoo qayb gasho shirkaan muhimka u ah isdhexgalka ganacsiga wadamada carabta iyo Malaysia, wuxuu ugu baaqey ganacsatada iyo Maalgashatada kasoo qeyb gashay shirka in ay maalgashaan wadanka Soomaaliya oo uu sheegay inuu yahay wadan soo koraaya islamarkaana fursado badan ay ka jiraan.

Sidoo kale wuxuu u qeybsanaha sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay soo dhoweyso cid walba oo doonaysa inay ka qeyb qaadato fursadaha ka jira dalka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa ah mid sanadle ah oo ay kasoo qeyb galaan Dowladaha carabta, ganacsatada iyo maalgashatada caalamka.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Addis Ababa

Next Post

Dhageyso: Taliska AMISOM ee Somaaliya oo ka hadlay guulaha ay ka gaareen Dagaalka Al shabaab

Next Post
Dhageyso: Taliska AMISOM ee Somaaliya oo ka hadlay guulaha ay ka gaareen Dagaalka Al shabaab

Dhageyso: Taliska AMISOM ee Somaaliya oo ka hadlay guulaha ay ka gaareen Dagaalka Al shabaab

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In