Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Spain oo badbaadisay 400 oo tahriibayaal Afrikaan ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Spain oo badbaadisay 400 oo tahriibayaal Afrikaan ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Ciidamada Badda ee Dalka Spain ayaa badbaadiyay 408 tahriibayaal ah oo ku safrayay marinka Khatarta badan ee Badda dhexe (Mediterranean Sea) kuwaasoo dabayaaqadii Todobaadkan kasoo ambabaxy Waqooyiga Afrika.

Howl wadeennada ayaa sheegay inay 115 Qof ku qabteen halka lagu Magacaabo Gibraltar,  xilli ay ku safrayeen Shan Doonyood oo yar yar ah Axaddii Shalay ahayd Maalin ka dib uun markii ay soo badbaadiyeen 293 kale oo saarnaa Sagaal Sixiimadood.

Afhayeen u hadlay kooxaha gurmadka Spain ayaa Wakaaladda wararka AFP u sheegay inay jiraan Saddex Doomood oo ay saran yihiin Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku safraya marinka Alboran Sea oo dhanka bari kaga beegan Xeebta Gibraltar ee Dalka Spain.

Hay’adda socdaalka Adduunka IOM (International Organization for Migration) ayaa sheegtay inay Sanadkii hore oo keliya ay ku safreen Badda dhexe (Mediterranean Sea) 22,400 Qof, halka Boqolaal kalana ay ku naf waayeen.

Isha/ Daily Nation

Previous Post

Washington oo wafdi saraakiil ah u dirtay Kuuriyada Waqooyi  

Next Post

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Dhuusamareeb

Next Post
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Dhuusamareeb

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In