Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Su’aalo Jeedinta Shirka Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha & Waxyaabaha looga Dooday kulankoodii Maanta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Su’aalo Jeedinta Shirka Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha & Waxyaabaha looga Dooday kulankoodii Maanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muddada uu shirku socdo ayaa Agaasimayaasha Guud waxa ay ka hadlayaan qorshaha horumarinta Qaranka (2020-2024), Hiigsiga guud ee Qaranka, gaaridda himilooyinka Ummadda Soomaaliyeed iyadoo muddada uu socdo lagu qiimeeynayo halka ay mareyso shaqada dowladdu iyo wixii ka qabsoomay qorshihii loo dejiyay Wasaaradaha iyo tubaha Qaranka.

Su’aal jeedinta  4-aad iyo 5-aad  ee kusaabsan waxyaabaha u qabsoomay Dowladda, Qorshayaasha la doonayo in la fuliyo, horumarka la sameeyay nidaamka dayn Cafinta iyo qodobo kale oo dhammaan la doonayo in Dowladdu fuliso.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Shirkaan ayaa noociisa ah kii ugu horeeyay ee ay  kulmaan Agaasimayaasha dowladda, waxaana Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Imaan oo ka hadlay madasha shirka uu sheegay inuu yahay fursad ay isku dhaafsadaan Xogaha.

Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi Xoghayaha Joogta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo soo qaban qaabiyay ayaa sheegay in shirkaan uu ku tiirsan yahay qaabka loo mideyn lahaa shaqada Dowladda oo loo qabto sidii loogu talo galay.

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Agaasimayaasha ay lafdhabar u yihiin shaqada Dowladda.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo Shaqaalaha Dowladda, taasi oo meesha ka saareysa inaan shaqada loo qaban sidii loogu talo galay.

Shirkaan Maalinta beri waxaa ka qeyb-galidoona Agaasimayaasha Guud ee Dowlad goboleedyada Maalinta sabtida ah uu beegan 26-ka bishaan waxaa noqon doonaa shir guud oo u dhaxeeya Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, iyadoo ay soo xiridoonaan Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika Oo Ay Hoggaamineyso Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibannada Golaha Shacabka oo ajandayaal dhowr ah ka dooday “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibannada Golaha Shacabka oo ajandayaal dhowr ah ka dooday “SAWIRRO”

Xildhibannada Golaha Shacabka oo ajandayaal dhowr ah ka dooday "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In