Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suudaan oo cambaareyn u jeedisay dhigeeda Itoobiya

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Suudaan oo cambaareyn u jeedisay dhigeeda Itoobiya

AL-QADARIF, SUDAN - DECEMBER 29: Sudanese Army’s deputy chief of staff, Lieutenant General Khaled Abdin al-Shami (2nd L), is seen ahead of his speech to the press as Sudanese army has retaken control of an area in the al-Fashqa border region with Ethiopia on December 29, 2020, in eastern Al -Qadarif State, Sudan. ( Mahmoud Hjaj - Anadolu Agency )

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay taagan tahay xiisadda sii kordheysa ee u dhaxeysa labada dal ee ku saabsan soohdinta u dhaxeeysa, ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Suudaan waxay sheegtay maanta oo Sabti ah in eedeynta Itoobiya ee ku aaddan in Suudaan ay la shaqeyneyso gacan saddexaad ay tahay gaf aan la cafin karin.

Sidoo kale bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Suudaan ayaa lagu  xusay in masuuliyiinta Itoobiya ay ku kaceen xad gudubyo la xiriira xadka labada dal, sidokalana ay weeraro gardaro ah ku hayaan dhulka Suudaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xukuumadda Khartuum ayaa xustay in dhankooda ay u hoggaansami doonaan heshiisyada iyo sharciyada ilaalinta nabada iyo amniga, haddii Itoobiya la garato  deris wanaag kala dhaxeeya.

Tani ayaa timid ka dib markii Wasaaradda Arimaha Dibada  Ethiopia ay ku eedeysay dhigeeda Suudaan, bayaan ay shalay soo saartay, kaasi oo lagu qeexay in ciidamada Suudaan ay isku dayayaan in ay labada shacab ku qasbaan dagaal aan qiil lahayn.

Previous Post

Lubnaan oo Garsoore cusub u magacawaday qaraxii Dekedda Beyruut

Next Post

Maamulka Hir-Shabeelle oo  faah-faahiyay xaaladahii ugu danbeeyay ee  Corona virus

Next Post
Maamulka Hir-Shabeelle oo  faah-faahiyay xaaladahii ugu danbeeyay ee  Corona virus

Maamulka Hir-Shabeelle oo  faah-faahiyay xaaladahii ugu danbeeyay ee  Corona virus

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In