Saturday, June 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suuriya oo Israa’iil ku eedaysay weerrarkii saldhiggeeda cirka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Suuriya oo Israa’iil ku eedaysay weerrarkii saldhiggeeda cirka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

June 5, 2026
WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026

Dowladaha Ruushka iyo Suuriya ayaa waxa ay Israa’iil ku eedeeyeen in xalay weerrartay garoon diyaaradeed oo uu leeyahay milateriga Suuriya halkaas oo lagu dilay ugu yaraan 14 qof.

Weerrarkii Isniinta ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday saldhigga ciidammada cirka ee Tiyas kaas oo sidoo kale loo yaqaan T4, kaas oo ku yaal meel u dhaw magaalada Xums.

Israa’iil oo horay u weerraro ugu qaadday bartilmaameedyo ku yaal Suuriya ayaanan weli wax war ah arrintan ka soo saarin.

Dhacdada ayaa imanaysa iyadoo caalamku la fajacay weerrar la sheegay in loo adeegsaday hubka kiimikada oo lagu qaaday magaalo ku taal Suuriya oo ay fallaagadu gacanta ku hayaan.
Mareykanka iyo Faransiiska ayaa waxa ay ku goodiyeen inay jawaab ka bixin doonaan weerrarka kiimikada ah ee la sheegay in lagu qaaday magaalada Douma, ee gobolka Bariga Ghouta, ee u dhaw magaalada caasimadda ah ee Dimishiq.

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in arrintaasi “laga shaleyn doono” sidoo kale waxa uu Madaxweynaha Suuriya Bashaar al-Assad uu ku tilmaamay inuu yahay “xoolo”.

Dhanka kale dagaalyahannadii ugu dambeeyay ee ku sugnaa magaalada Douma ayaa isa soo dhiibay waxaana basas looga qaaday deegaankaasi la go’doomiyay kaddib markii ay heshiis la galeen dowladda, sida lagu baahiyay TV-ga qaranka Suuriya.

Previous Post

Munaasabad Casho sharaf oo lagu soo dhawanyay Cabdi Bile Cabdi ayaa lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Maxkamada sare ee CQ oo ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada 1-aad ugu xukuntay Ex-G/Sare C/naasir Xoosh Maxamed

Next Post
Maxkamada sare ee CQ oo ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada 1-aad ugu xukuntay Ex-G/Sare C/naasir Xoosh Maxamed

Maxkamada sare ee CQ oo ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada 1-aad ugu xukuntay Ex-G/Sare C/naasir Xoosh Maxamed

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

June 5, 2026
0

Tianjin, Shiinaha – Magaalada Tianjin ayaa maanta loo aqoonsan yahay mid ka mid ah xarumaha ugu muhiimsan ee dhaqaalaha, ganacsiga...

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In