Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suxufiyiin ka socda Qaaradda Afrika oo Tabbabar  uga furmay dalka Turkiga.”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Suxufiyiin ka socda Qaaradda Afrika oo Tabbabar  uga furmay dalka Turkiga.”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Istanbuul ee Waddanka Turkiga waxaa maalma ka hor gaaray suxufiyiinka ka kala socday 13 dalka oo qaaradda Afrika ah oo gaaraya ilaa 20 xubnood oo kala matalaya Warbaahinta Afrika, waxaana maanta magaaladaasi uga furmay tababar ku saabsan Warbaahinta casriga ah iyo wadaagista qibradaha warbaahinta dalka Turkiga.

Tabbabarkaan waxaa wadajir isaga kaashanaya Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo bulshada ee Madaxtooyada Turkiga (YTB) Xarunta Cilmi Baarista Afrika (AKEM) Hey’adda Cilmi Baarista AFEM iyo Wakaalada Wararka Turkiga ee Anadulu Ajansi.

Related posts

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

September 15, 2026
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

September 15, 2026

Tabbabarka ayaa  ujeedkiisu  yahay kor u qaadista Aqoonta iyo xirfadda Warbaahinta Afrika iyo isdhaafsiga qibradaha labada dhinac.

Waxyaabaha kale ee tabbabarkaan lagu baranayo waxaa qeyb ka ah Warbaahinta casriga ah sida ay horumar uga sameyn karto Qaaradda Afrika iyo Warbaahinta doorka ay ka qaadan karto xoojinta Iskaashiga Afrika iyo Turkiga

Soomaaliya waxaa uga qeyb galaya Tabbabarka Cabdishakuur Cali Axmed iyo Naciima Cabdiraxmaan Macalin Ablaal.

Tabbabarkaan  ayaa soconaya mudda sadax todobaad ah waxaana sidookale suxufiyiinta la geyn doonaa xarumaha taariikhiga ah ee dalka Turkiga sida xarumaha dhaqanka.

Suxufiyiinta ka socota Afrika ee ka qeyb galaya tababarkan ayaa sidookale ka qeyb galay Madasha Telefishinka Turkiga ee TRT oo la qabtay 21 kii ilaa 22 kii bishaan October, loogana hadlay dhibaatooyinka ka jira caalamka iiyo fursadaha jira ee lagu xalin karo, waxaana lagu casuumay wafuud heersare ah oo ka qeyb galay doodihii Madasha oo aad u xiisa badnaa.

W/D: Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika “SAWIRRO”

Next Post

Gudigga qaban qaabada Doorashadda Galmudug oo soo dhaweyn loogu sameeyey Dhuusamareeb

Next Post
Gudigga qaban qaabada Doorashadda Galmudug oo soo dhaweyn loogu sameeyey Dhuusamareeb

Gudigga qaban qaabada Doorashadda Galmudug oo soo dhaweyn loogu sameeyey Dhuusamareeb

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

September 15, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

September 15, 2026
0

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

September 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In