Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sweden: Waalidiin ka hadlay mustaqbalka carruurtooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Sweden: Waalidiin ka hadlay mustaqbalka carruurtooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay isku soo duween ururka waalidiinta iyo macalimiinta Soomaaliyeed ayaa looga dooday doorka waalidka iyo badbaadada ubadka Soomaaliyeed, si looga gudbo wel-welika waalidiin badan ay ka qabaan mustaqbalka caruurtooda, waxaana kulankan ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo si qalbi furan uga hadlay sababaha keena qoys burburka  qurbaha iyo sida ugu haboon ee looga gudbi karo.

Kulankan casho sharafta ah ahaa  ayaa sidoo kale looga dooday xilka iyo waajibaadka waalidka iyo sida la isaga kaashan karo  ilaalinta sharafta Ummadda Soomaaliyeed,  waxaana madaxdii iyo marti sharaftii kulankan ka soo qeybgalay ay goobta ku soo bandhigeen talooyin wax ku ool ah.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Kulankan  aayaa  sidoo kale dib loogu milicsaday dhacdooyinkii ka dhacay dalka Sweden  sanadkan sii dhamaanaya ee 2017-da gaar ahaan dilalka tiro dhallinyaro Soomaaliyeed, waxaana ururka waalidiiinta iyo macalimiinta ee iyugu kulankan soo qabanqaabiyey ay sheegeen in ay sii wadi doonaan  doodaha iyo kulamada si looga gudbo caqabadaha  ku hor gudban bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden.

Previous Post

Madaxwaynaha Puntland oo xarigga ka jaray waddooyin muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

Wax ka ogow heerka waxbarasho ee Maxaabiista Xabsiga Dhexe “Dhageyso”

Next Post
Wax ka ogow heerka waxbarasho ee Maxaabiista Xabsiga Dhexe “Dhageyso”

Wax ka ogow heerka waxbarasho ee Maxaabiista Xabsiga Dhexe "Dhageyso"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In