Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taalibaan oo guulo ka sheegatay dagaalka dooxada Panjshir ee dalka Afghanistan

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Taalibaan oo guulo ka sheegatay dagaalka dooxada Panjshir ee dalka Afghanistan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Taalibaan ayaa sheegay in ay horumar ka sameeyeen dagaalka ka socda dooxda Panjshir oo ah gobalka kaliya ee ku jira kooxda mucaaradka ah

Afhayeen u hadlay jabhadda NRF ee madaxda u yahay Axmed Mascuud ayaa sheegay in dagaalyahano ka tirsan Taalibaan ay gaareen deegaanka Darband oo oo ku yaala xadka gobalada Kapisa Iyo Panshjir balse ay iska caabiyeen.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

War ka soo baxay Taalibaan ayaa lagu sheegay in guulaha ay gaareen ay caqabado ku noqdeen miinooyin lagu aasay wadada gasha magaalada Bazarak ee caasimada gobalka.

Ururka Taalibaan ayaa todobaadyo ka hor la wareegay wadanka Afghanistan kadib markii ay ka baxeen ciidamadii shisheeye ee uu hor kacayey Mareykanka.

Dooxda Panjshir ayaa ka mid ah meelaha ay ka dhaceen dagaaladii looga soo horjeeday ururkii midowga soofiyeeti ee ku duulay Afghanistan tobonaan sanno ka hor.

Previous Post

Guddiga doorashada heer DG ee HirShabeelle oo codsi u diray Madaxweyne Guudlaawe

Next Post

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weerar gantaalo ah ku qaaday dalka Sacuudiga.

Next Post
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weerar gantaalo ah ku qaaday dalka Sacuudiga.

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weerar gantaalo ah ku qaaday dalka Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In