Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afhayeenka Gobolka” Shacabka hala shaqeeyaano Laamaha Amniga”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Afhayeenka Gobolka” Shacabka hala shaqeeyaano Laamaha Amniga”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka maamulka gobolka banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay la shaqeeyaan laamaha amniga dowladda si ammaankooda loo xaqiijiyo.

Cabdifitaax Cumar Xalane ayaa ka dalbaday Shacabka ka dukaameysta Waddada Maka-Almukarrama inay ilaashadaan Amnigeeda wixi amni xumo u keenayana ay u soo gudbiyaan laamaha Amniga dowladda si wax looga qabto.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Magaalada Waxa ay leedahay meelo Gawaarida la dhigto maaha in gaadiidka jidadka la dhigto dadka nuucaas ahna tallaabo ayaan ka qaadi doonnaa shacabka waxaan leeyahay ha qarinina dadka raba maalin walba inay idin Dhibaateeyaan” Ayuu yiri Afhayeen Xalane.

Dhanka kale Afhayeenka Maamulka Gobolka ayaa  sheegay in waddada Maka-Almukarrama  ay tahay waddo muhiim ah isla markaana u dhameystiran qalabkeeda.

“Waddada Maka Almukarrama Waa waddo muhiim ah umana rabno in Nadaafaddeeda lagu Ciyaaro shacabka waxaan u sheegayaa inay ilaaliyaan Bilicda Waddadaas, maamulka gobolka waa uu ku guulaystay Dhameystirka Bilicda Jidka Maka Almukarrama” ayuu yiri Afhayeenka Gobolka.

Todobaadkaan dhexdiisa ayay ahayd markii maleeshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab ay weerar loo soo adegsaday gaari lagu soo xiray walxaha qarxa ay la beegsadeen Carwo laga dukaameysto oo ku taalla Waddada Makka- Almukarrama.

.

 

 

 

 

 

Previous Post

Danjire Nicholas Key oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya tan iyo markii xafiiskan madax ka noqday”Dhagayso”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In