Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

”DAAWO SAWIRO” Madaxweynaha Suudaan oo ka qayb galay Munaasabad Saraakiil Soomaali ah tababar oogu soo xirayay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
”DAAWO SAWIRO” Madaxweynaha Suudaan oo ka qayb galay Munaasabad Saraakiil Soomaali ah tababar oogu soo xirayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga oo muddo sanad ah uga socday dalka Suudaan ayaa lagu qabtay magaalada Khartuum ee dalka Suudaan.

Saraakiisha tababarka loo soo xiray ayaa ka kala socday dowlado badan, iyadoo munasabaddaas ay ka qayb galeen mas’uuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir, Wasiirka gaashaandhigga, taliyaha ciidana, xubno ka socday safaaradda Soomaaliya ee Suudaan iyo marti sharaf kale.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan Ibraahim Guure Maxamed  oo munaasabadda ka hadlay ayaa dowladda Suudaan uga mahad celiyay dowrka ay ku leeyihiin dhismaha ciidamada xoogga dalka.

Dhanka kale bandhig dhaqameed ay soo bandhigeen dowladihii ciidamadooda loo tababaray oo ay ka mid ahaayeen Soomaaliya, Masar, Urdo, Jaad iyo Kuwait ayaa bandhiggaas waxaa   kaalinta koowaad ka soo gashay Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa shahaado guddoonsiiyay safiir ku-xigeenka safaaradda Soomaaliya taas oo lagu dhiirri galinayay doorka firfircoon ee saraakiisha ciidamada xoogga ay ku lahaayeen mudadii uu tababarkaas  usocday.

Ugu dambayntii saraakiisha ciidamada xoogga ee tababarka qaatay ayaa sheegay in muddadii sanadka ahayd  ay waxbadan ka faa’iideen tababarkii la siiyay.

DSC02693 DSC02696 DSC02697 DSC02699 DSC02700 DSC02703 DSC02708 DSC02709 DSC02713 DSC02714 DSC02716 DSC02717 DSC02720 DSC02750 DSC02754 DSC02762 DSC02770 DSC02771 DSC02772

Previous Post

Guddoomiye Jawaari: Mowluudka waa maalinta qaranka

Next Post

Kulan wax soo saarka dalka looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Kulan wax soo saarka dalka looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan wax soo saarka dalka looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In