Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan hal abuurka Waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada oo la soo gabo gabeeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan hal abuurka Waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada oo la soo gabo gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa xeray tababar ku saabsan hal abuurka waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada.

36 suxufiyiin ah oo kala socday Warbaahinta gaarka ah, Warbaahinta dowlad goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo Warbaahinta Qaranka ayaa tababar ku saabsanaa hal abuurka waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada, waxaana tababarku socday muddo afar maalmood ah 13kii ilaa 16ka Juna, Waxaana 16 ka mid ah ay ahaayeen haween.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

Tababarkan oo ay qabatay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS waxaa taageeray xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Agaasimaha Warbaahinta Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdishakuur Cali Axmed ayaa sheegay in Hey’adaha Warbaahinta iyo wariyayaasha looga baahanyahay la qabsiga Warbaahinta casriga oo wax badan ka badashay halkii hore ay u shaqaynayeen Warbaahinta

Agaasimaha Shaqaalaha iyo Tababarrada Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxiin Ciise Caddoow ayaa tilmaamay in Wasaaraddu kordhin doonto tababarrada muhiimka ah ee la xiriira Warbaahinta casriga ah.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska JSF Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo soo xeray tababarka ayaa ku dhiira galiyay suxufiyiinta ka qeyb gashay in hirgaliyaan casharadii ay ka barteen, waxaa u mahadceliyay macalimiintii bixisay tababarkan iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee taageeray in uu qabsoomo.

Ka qeyb galayaasha tababarkan ayaa waxaa la guddoonsiiyay shahaadoyin caddeynaya tababarka ay qaateen, waxaana ay u mahad celiyeen Madaxda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya iyo macalimiintii bixisay casharadii ay qaateen.

Previous Post

R/W Xamse oo khadka teleefonka kula hadlay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Itoobiya

Next Post

Wasaiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay weerarkii lagu jabiyay Argagixisada

Next Post
Wasaiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay weerarkii lagu jabiyay Argagixisada

Wasaiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay weerarkii lagu jabiyay Argagixisada

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In