Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan kubadda Kolayga oo u furmay dugsiyaa Gaalkacyo “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan kubadda Kolayga oo u furmay dugsiyaa Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Markii ugu horeeysay dugsiyada magaalada Gaalkacyo ayaa ka faa’ideysan doona tababar la xiriira barashada sharciyada kubadda gacanta ee loo yaqaano Kolayga,waxaana la sheegay inuu socon doono muddo saddex maalin ah.

Guddoomiyaha Isboortiska gobolka Mudug,Cabdi-hodon Dayax-leef ayaa daah furay tababar la la xiriira kubadda Kolayga oo ay ka qayb-galayaan dugsiyada hoose iyo dugsiyada sare ee magaalada Gaalkacyo,waxaana la
bari doona xubnaa ka socda sharacda iyo sida loo bixin karo tababarrada ciyaartooyda.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Dayax-leef ayaa sheegay wax lugu farxa inay tahay markii ugu horreeysay inay tababar qaadanayaan macalliminta dugsiyada Gaalkacyo,kuwaaso baran doona kubadda gacanta ee Koleyga.

Guddoomiyaha xiriirka kubadda Koleyga gobolka Mudug,Cabdi-xakiin ayaa isna dhankiisa sheegay inay-tahay horumar Gaalkacyo in la bari doona ardeyda kubadda Koleyga,waxuuna dhankiisa sheegay inay dadaal ku bixin
doonan sidii dhallinyarada kubadda Koleyga jacel ay helan fursado ay ku ciyaaran.

Maamulaha dugsiga sare ee Cumar Samater oo marti-galinaya tababarka kubadda Koleyga Saciid ayaa isna u mahadceliyay macalimiinta bixinaya tababarka ,waxuuna sheegay in ardeyda dugsiga sare ay ubahan-yihiin
kordhinta aqoonta kubadda Koleyga.

“Waan isku soo xilqaannay in wadan-kooda si faloontari ah ugu qaabano tababarka iyo qaabka kubada koleyga loo maamulo,waxaana diyaar u nahay wax walba oo kubadda Koleyga ku saabsan in ah baridoono ardayda kuma
ee kaanaysoo Gaalkacyo kali ah waa gobollada Puntland,Gaalkacyo,Garoowe Qardho,Boosaaso dhammaan waan tagayna wana gaarsiinaynaa aqoonteena madaama aan nahay bahda Isboortiska Puntland waxana u mimiid in aan caawino dhallinyarada aqoonta aan baranaay waxana muhiim ah qof walba aqoonta u bartaay in u ku caawiyo bulshada reer Puntland si hormar loogaaro,”sida waxaa si wada jir ah u sheegay macalimiinta tababarka bixinaya ee kala ah,Cali Aamin Maxamed (Madoobe) iyo Cabdirisaaq Marayaare.

Tan iyo dowladii dhexe ee Soomaaliya ma jirin tababarro ku aadan kubadda Koleyga oo lugu qabtay deegaannada Puntland,waana markii ugu horeeysay oo u tababarkan furmo.

10934760_836856579704919_1894261001_n

10937312_836856686371575_320278156_n

10937780_836856639704913_657700165_n

10941301_836856513038259_774922504_n

10952160_836856539704923_812197300_n

10952209_836856496371594_1517839283_n

20150122_081731-1

20150122_084623

20150122_084752

20150122_084816

20150122_085054

20150122_085508

20150122_090223

20150122_090852

Previous Post

DAAWO/Dhageyso shirkii jaraa’id ee madaxweynuhu galabta ku qabtay hotelka SYL

Next Post

R/wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho

Next Post
R/wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho

R/wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In