Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan Mabaadi’ida saxaafadda oo loo soo xiray suxufiyiin ka kala socday qeybaha Warbaahinta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan Mabaadi’ida saxaafadda oo loo soo xiray suxufiyiin ka kala socday qeybaha Warbaahinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tabbabarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka qeyb galay 36 wariyayaal ka kala socday, Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka.

Tabbabarka waxaa bixinayay qubarro saxaafadeed uu ka mid ahaa Wasiirka hore ee  Arrimaha Dibadda Danjire Yuusuf Garaad Cumar,.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Agaasimaha Waaxda shaqaalaha iyo tabarada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Marwa Fartuun Axmed Xasan ayaa sheegtay in tababarkan uu ku soo aaday xilli loo baahnaa Wasaaradduna u soo xushay qubarro iyo macalimiin ku habboon si ay uga faa’iidaystaan ka qeybgalayaasha.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS Mudane Cabdullaahi Xayir oo soo xiray aqoon isweydaarsiga ayaa uga mahad celiyay macaliinta bixinayay casharada iyo hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo Wasaaradda ka taageeray qabsoomidda tababarka.

Agaasime Xayir ayaa kula dardaarmay suxufiyiintii ka qeyb galay in ay dhaqan galiyaan casharadii ay ka barteen tababarka oo ku dhisnaa xaqiijinta wararka iyo ilaha rasmiga ah ee laga helo, ilaalinta bedqabka wariyaha, dhowridda mabaadi’ida iyo Anshaxa saxaafadda.

Ka qeyb galayaasha ayaa uga mahadceliyay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya qabashada tababarka iyo u soo xulidda macaliin ku wanaagsan, qibrad sarena u leh mowduucyadii loo jeediyay .

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed guusha cafinta deyntii lagu lahaa dalkeenna

Next Post

Madaxweynaha JFS oo la kulmay ku simaha ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

Next Post
Madaxweynaha JFS oo la kulmay ku simaha ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo la kulmay ku simaha ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In