Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsanaa ka faa’iideysiga ileyska cadceeda ku shaqeeya oo Muqdisho lagusoo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsanaa ka faa’iideysiga ileyska cadceeda ku shaqeeya oo Muqdisho lagusoo gaba gabeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlwadeeno ka kala socday wasaaradaha caafimaadka iyo Tamarta Dowladda Federaalka ah, shaqaalaha iyo maamulka isbitaalka Deyyniile iyo xubno matalayay Bulshada iyo maamulka Degmada deyniile ayaa loo qabtay tababar wacyigalin ah oo socday mudo saddex maalmood ah oo ku saabsanaa ka faa’iideysiga, Gacan ku haynta iyo ilaalinta ileyska cadceeda ku shaqeeya oo ah mashruuca koranto siinta Cisbitaalka Dayniile, Mashruucaas oo haqabtiraybaahidi ikoranto ee Cisbitaalka 100%.

Mashruuca ayaa hirgalintiisa waxaa iskakaashaday Dowlada Soomaaliya i yo Dowlada Norway waxaana tabarka soo xiray Gudoomiyaha Degmada Dayniile.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

C/raxmaan  Cabdulle Bariise oo kamid ah maamulka isbitaalka Deyniile iyo Faadumo Cadow Maxamed oo ku hadleysay magaca dadkii tababarka ka faa’iideystay ayaa ka mahadceliyay mashruucan isbitaalka laga hirgaliyay ee ah ileyska cadceeda ku shaqeeya, Waxayna balanqaadeen in ay ka shaqayn doonaan gacan ku haynta iyo ilaalinta Mashruuca.

Gudoomiyaha Degmada Deyniile Cabdiwali Nuur Faarax oo ka hadlayay xiritaanka tababarka ayaa kula dardaarmay maamulka isbitaalka iyo qeybaha bulshada degmada inay dadka kale usii gudbiyaan wixii la baray ayna xooga saaraan ilaalinta agabka halbowlaha u ah isbitaalka Deyniile.

Isbitaalka Deyniile ee Magaalada Muqdisho oo oo bixiya adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah ayaa waxaa kujira bukaano fara badan oo qaba xanuuna kala duwan waxaana xusid mudan in isbitaalka ay kajiraan baahiyo dhinaca agabaka iyo daawooyinka ah.

Previous Post

Shirka caalamiga ah ee Badqabka Suxufiyiinta oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Dowladda Turkiga oo tallaabo wanaagsan ku tilmaamay hannaanka loo Daryeello Maxabiista  Xabsiga dhexe ee Xamar “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Turkiga oo tallaabo wanaagsan ku tilmaamay hannaanka loo Daryeello Maxabiista  Xabsiga dhexe ee Xamar “SAWIRRO”

Dowladda Turkiga oo tallaabo wanaagsan ku tilmaamay hannaanka loo Daryeello Maxabiista  Xabsiga dhexe ee Xamar "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In