Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar la xiriira Diiwaangelinta Dadweynaha oo howlwadeenno uga furmay dalka Malawi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Tababar la xiriira Diiwaangelinta Dadweynaha oo howlwadeenno uga furmay dalka Malawi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga dalka Malawi H.E. Dr. Ken Zikhale Ng’oma iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta magaaladda caasimadda dalka Malawi ee Lilongwe ku daahfurey tababar la xiriira Diiwaangelinta Dadweynaha (National ID) iyo nidaamka Dad dhigista, iyada oo la dul Istaagayo tijaabada guuleysatey ee dalka Malawi oo hal sano gudihiis ku Diiwanagaliyey dad ka badan toban malyan oo muwaadiniintiisa ka Mid ah.

Dawladda Soomaaliya ayaa daahfurtey barnaamijka aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha bishii September 2023 ayadoo qorshuhu yahay in 4 sano gudahoood lagu diiwaangaliyo 15 malyan oo muwaadin oo hadda laga bilaabay magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Xafiiska Ra’isul waaaaraha, Wasiiradda Arrimaha gudaha Dawlad goboleedyada, iyo madaxda iyo hawlwadeenno ka kala socda hey’adda NIRA iyo xafiiska Dad dhigista Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa ka faa’ideysanaya tababarkan iyo waaya-aragnimo wadaagaan, lana filayo in aqoonta laga soo kororsado booqashadaan ay noqon doonto Mid looga faa’ideysto hawlgalka hey’adda NIRA iyo xafiisyada diiwaangelinta Dad dhigista.

Hey’adda UNDP xafiiskeeda Soomaaliya ayaa dowladda Soomaaliya ka taageertey sidii ay shaqadan baaxadda leh ay hirgeli lahayd.

Previous Post

Danjire Warfaa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Maraykanka iyo Portugal ee Ethiopia

Next Post

Sii-hayaha Guddoomiyaha Akameediyada Suugaanta oo la magacaabay

Next Post
Sii-hayaha Guddoomiyaha Akameediyada Suugaanta oo la magacaabay

Sii-hayaha Guddoomiyaha Akameediyada Suugaanta oo la magacaabay

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In