Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar la xiriira kubadda Koleyga oo Garoowe ka furmay (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Tababar la xiriira kubadda Koleyga oo Garoowe ka furmay (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dugsiga sare ee Gambool waxaa ka socda tababar la xiriira kubadda
Koleyga,waxaana ka qayb-galaya macallimiinta dugsiyada hoose iyo sare
ee gobolka Nugaal.

Furitaanka tababar waxaa ka qayb-galay mas’uuliyin ka tirsan dowlad gobolleedlka
Puntland oo ay ka mid ahaayeen mas’uuliyinta ciyaaraha ee ee gobolka
Nugaal,wasaaradda Isboortiska oo u ka socday agaasimaha guud iyo
macallimiintii bixinsay tababarka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Hadallo ay ka jeediyeen furitaanka waxaa ay ku aammaanen Maxamed
Madoobe,Cabdirisaaq Marayare oo ka mid ahaa ciyaartoydii kubadda
Koleyga Soomaaliya,kuwaaso xilligan isku howlay sidii deegaannada
Puntland looga hirgalin lahaa tababarro lugu horumarinayo kubadda
Koleyga.

Tababarkan waxaa la siin doona dhammaanba macalliminta dugsiyada sare
iyo hoose ee magaalooyinka waa weyn ee Puntland,waxaana horay
tababarkan loo siiyay macalliminta wax ka dhiga dugsiyada magaalada
Gaalkacyo.

Maxamed Madoobe,Cabdirisaaq Marayare ayaa sidoo kale waxaa ay la
shireen wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaji Warsame kaasoo u
sheegay tababarka inuu noqon doono mid laga hirgaliyo dhammaanba
iskuulada Puntland. hadalka wasirka ayaa aad ugu farxeen macalimiinta
mohmaed madoowe& abdirizaq cali & cali aamiin haji oo bixinayeey
tawabarka madaama sports usaan marnaba ka marneen iskuulada

Waxaan ugu baaqaya bahda isboortiska iyo qurba-joogta inay ku soo
laabtan oo ay ka qaybtaan horumarinta isboortiska Puntland,Waan ku
faraxnay wasiirka waxbarashada inuu yiri iskuulada oo dhan ayaa
tababarka ka faa’ideysan doona”ayuu yiri Madoobe oo ka mid ahaa
ciyaartoydii hore ee kubadda Koleyga Soomaaliya.

Waa markii ugu horreeysay oo ay iskuulada Puntland ka faa’ideysan
doonan tababarro la xiriira kubadda Koleyga.

62

62_2

81

91 (1)

101

101_2

640x385x122.jpg.pagespeed.ic.8ayRvh2bVV

10957606_842034972520413_516469666_n

10965370_842035099187067_53893887_n

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Qalab iyo Dawooyin caafmaad oo la gaarsiiyey degmada Boondheere

Next Post
Guddoomiyaha Dhallinyarada degmada Boondheere oo la doortay

Qalab iyo Dawooyin caafmaad oo la gaarsiiyey degmada Boondheere

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In