Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo Furay Beeralay ka timid Gobolka Shabeellaha Hoose” SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tababar loo Furay Beeralay ka timid Gobolka Shabeellaha Hoose” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Tababar u furtay Beeralay ka socotay 16 Tuulo oo ku talla Gobolka Shabeellaha Hoose.

Beeralayda Tababarka loo furay ayaa gaarayay 50 Ruux oo ka Shaqeeya Arrimaha Beeraha kuwaas oo la Baridoono sida ay uga faa”iidaysan karaan Xirfaddooda wax Beerashada ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaradda Beeraha Mudane Maxamed Maxamuud oo la hadlay Beeralada Tababarka ay u fureen ayaa sheegay in looga fadhiyo inay ka faa’iidaystaan fursadda ay heystaan, iyaga Oo Adeegsanaya xirfadahooda wax beerista ah, isagoo ugu baaqay inay kordhiyaan wax soo saarka dalkooda.

Dhanka kale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha ayaa sheegay in Wasaaradda ay la shaqayn Doontoo Dhammaan Beeralayda Soomaaliyeed si loga faa’iidaysto Qayraadka uu alle ku mandhaystay Dalkeenna.

Tababarkaan ayaa socon doona muddo labo maalin ah ayaa inta uu socdo Beeralayda ka qayb galaysa Waxaa la baridoonaa sida ugu wanaagsan oo ay Uga faa’iidaysan karaan Beerashada Dalagyada dalka ka Soo go’a.

Dhawaan ayay ahayd markii Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya  ay Tababar u soo Gaba-gabaysay Beeralay Ka timid degmada Owdhiigle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.oo Furay Beeralay

DSC04490DSC04489DSC04488DSC04487DSC04484DSC04496DSC04501

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha dalka oo ka qayb galay munaasabad lagu Mamuusayay Maalinta Nabadda Adduunka”SAWIRRO”

Next Post

Deg Deg: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada “Sawirro”

Next Post
Deg Deg: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada “Sawirro”

Deg Deg: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In