Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo qabtay arday wax ka barata jaamacahada Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Tababar loo qabtay arday wax ka barata jaamacahada Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababar ay ka faa’ideysteen in ka badan 200 ardey oo wax ka barata jaamacadaha Muqdisho gaar ahaan kuliyadda Ingineerinka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Tababrkan oo hal maalin ahaa ayaa ujeedadiisu aheyd sidii loo tayeeyn lahaa aqoonta ardayda baratay Injineernimada, si ay uga qeyb qaataan horumarka iyo dib u dhiska dalka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

C/naasir Axmed Maxamed oo ka mid ahaa macalimiinta wax ka dhigta jaamacadaha Muqdisho oo casharro ka bixinayay tababarkan ayaa shegey in dalku uu xilligan ku jiro dib u dhis, Β loona baahanyahey in la helo dhismooyin tayadoodu wngsantahey.

“Dhalinyarooy wadankeena waxa uu ku jiraa xiligii dib u dhiska iyo hagaajinta daarihii uu lahaa ee bur buray, waxaana fursad u heysataan inaad wax ka dhistaan wadooyinkiisa dabaqyada wadanka bilicdiisa kor u qaadeysa” ayuu yiri C/naasir Axmed.

Qaar ka mid ah ardaydaasi tababarka loo qabtay ayaa muujiyay sida ay ula dhacsanyihiin aqoonta ay ka kororsadeen halkaasi iyagoo tilmaamay iney hormuud u noqon doonaan dib u dhiska dalka hooyo.

Godoomiyaha ururka siminaarkan soo qaban qaabyey Qaasim Xaaji ayaa sheegay in ujeedada ay tababarkan uu yahay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta ardayda Β islamarkaana loogu baraarujin lahaa sidii ay kaalin wax ku ool ah uga qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka.

vlcsnap-2016-09-23-14h28m45s689 vlcsnap-2016-09-23-14h29m16s274 vlcsnap-2016-09-23-14h29m48s249 vlcsnap-2016-09-23-14h30m13s782 vlcsnap-2016-09-23-14h30m56s337 vlcsnap-2016-09-23-14h31m31s184 vlcsnap-2016-09-23-14h32m07s541 vlcsnap-2016-09-23-14h32m58s975 vlcsnap-2016-09-23-14h33m12s183 vlcsnap-2016-09-23-14h33m44s739 vlcsnap-2016-09-23-14h34m28s207 vlcsnap-2016-09-23-14h34m40s697 vlcsnap-2016-09-23-14h34m55s500 vlcsnap-2016-09-23-14h35m14s622 vlcsnap-2016-09-23-14h35m30s348 vlcsnap-2016-09-23-14h35m37s560 vlcsnap-2016-09-23-14h35m55s982 vlcsnap-2016-09-23-14h36m04s290 vlcsnap-2016-09-23-14h36m15s173 vlcsnap-2016-09-23-14h36m31s435 vlcsnap-2016-09-23-14h36m45s395 vlcsnap-2016-09-23-14h37m09s066

Previous Post

Dhageysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta la soo gabagabeeynayo

Next Post

Madaxweynaha oo kulan wadatashi ah la qaatay Dhallinyaro “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo kulan wadatashi ah la qaatay Dhallinyaro “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo kulan wadatashi ah la qaatay Dhallinyaro "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In