Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorsheynta “SAWIRRO+MUUQAAL”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Tababar loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorsheynta “SAWIRRO+MUUQAAL”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorsheynta ayaa lagu baran doono diyaarinta qorsho sanadeedka dowladda, gaar ahaan shanta sano ee soo socoto sida lagu horumarin karo Soomaaliya, iyadoo furitaankii siminaarka ay ka qeyb galeen Madaxda Wasaaradda Qorsheynta iyo xubno kale.

Tababarkan oo loogu magacdaray “Qorshe la’aanta waa aragti la’aan” oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta oo kaashaneysa hay’adda UNDP ayaa socon doono muddo saddex cisho ah.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Siihayaha Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa sheegay in tababarkan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay shaqaalaha Wasaaradda oo looga fadhiyo inay soo diyaariyaan qorshe howleedka horumarka dalka ee shanta sano ee soo socota.

“Waxkasta waxa ay u baahanyihiin qorsheyn, Wasaaradduna waxa ay u taagantahay diyaarinta qorshe howleed, tan kale waxaad tihiin lafdhabarkii iyo indhihii dalka, marka noqda kuwa ka faa’iideysta fursadan” ayuu yiri Prof Cabdullaahi Qaloocow.
Siihayaha Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Saciid Cabdullaahi Maxamed Dani ayaa tilmaamay in ujeedka loo qabanayo tababarkan uu yahay sida lagu heli karo qorshe horumarineed oo ay ku shaqeeyaan hay’adaha dowladda, maadaama Wasaaradda ay arrimahaasi u xilsaarantahay.

“Wasaaradda Qorsheynta waxa ay u diyaarsantahay diyaarinta qorshe howleedka shanta sano ee soo socda, haddii ay noqon lahayd Wasaaradaha heerka federal iyo isku dabaridka howlaha loo igmaday, marka waxaa loo baahanyahay in aad ka shaqeysaan sidii ay Soomaali u heli lahayd qorshe cad oo ka samata bixi xaaladda dalka” ayuu yiri MUdane Saciid Dani.

IMG_0353

IMG_0354

IMG_0355

IMG_0357

IMG_0358

IMG_0359

IMG_0360

IMG_0361

IMG_0363

IMG_0370

IMG_0376

IMG_0378

IMG_0381

IMG_0383

IMG_0392

IMG_0421

IMG_0436

IMG_0437

IMG_0455

IMG_0467

IMG_0468

IMG_0470

IMG_0471

IMG_0472
Sawir Qaade: Qadar Cali Nuur

Previous Post

“DAAWO”Isbitaalka DEVA oo lagu soo kordhiyay qalab casri ah

Next Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Wadajir Ula Kulmay Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Jubbaland,Xildhibaanno Iyo Odayaal Dhaqameed “SAWIRRO+ MUUQAAL”

Next Post
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Wadajir Ula Kulmay Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Jubbaland,Xildhibaanno Iyo Odayaal Dhaqameed “SAWIRRO+ MUUQAAL”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Wadajir Ula Kulmay Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Jubbaland,Xildhibaanno Iyo Odayaal Dhaqameed “SAWIRRO+ MUUQAAL”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In