Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo soo xiray baarayaasha saldhigyadda Degmooyinka Galmudug.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Tababar loo soo xiray baarayaasha saldhigyadda Degmooyinka Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo maanta loo soo xiray dufcadii labaad ee ka kooban Saraakiil, saraakiil xigeeno iyo askar ka tirsan Baarayaasha saldhigyada Booliiska Degmooyinka Galmudug ayaa ku saabsanaa hormarinta baarayaasha iyo ka gungaarida dambiiyada culus, waxaana mudo 10 cisho ah wadajir u qaatey xubno ka tirsan xafiisyada danbi baarista Booliiska dowlad Goboleedyada qaar.

Galmudug oo tababarkan  kala qayb gashey dowlad Goboleedyo ay ka mid tahay Jubbaland oo aalada foggaan araga ay casharada ku siinayeen khubaro ajaanib ah ayaa kaga mahad celisay qabsoomida aqoon kordhintay hey’addaha UNODC iyo INL sida uu hadal xiritaanka tababarkan ka jeediyay ku xusey Taliyaha qaybta baarista dambiyada Gobolka Galgaduud,  Gaashaanle, Xuseen Cumar muumin oo ka mid ahaa saraakiisha kasoo qayb gashey gabangabada tababarkan.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Baarayaasha Booliiska Soomaaliyeed ayaa kaalin firfircoon ku leh ka hortagida iyo ka daba-tagida falal dambiyeedyada, iyagoo howl adag ka haya dhamaanba saldhigyada iyo fadhiyada booliiska.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo koormeer ku tagay xarumo dhowr ah.

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo maanta  tababar u furtay 50 wariyaal ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Haweenka oo maanta  tababar u furtay 50 wariyaal ah “SAWIRRO”

Wasaaradda Haweenka oo maanta  tababar u furtay 50 wariyaal ah "SAWIRRO"

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In