Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo soo xiray shaqaale ka tirsan wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka +sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Tababar loo soo xiray shaqaale ka tirsan wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka +sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda xiritaanka tababarakan oo lagu baranayaya hab qoraalada codsiyadda Mshaariic oo loo qabtay shaqqalaha wasaaradda Gaar-gaark iyo maareynta musiibooyinka waxaa ka qeybgalay, wasiirka wasiir kuxigeenka agaasimaha guud iyo mas’uuliyin kale.

Tababarkan oo socday muddo todobaad ah ayaa shaqaalaha waxaa ay kaga faaideysten qibrado ku aadan habka qoraalada codsiyada mashaariicda,iyadoo Shahaadooyin lagu guddoonsiiyaya geba gebada xiritaanka tababarkani.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

waxaana ugu horeyn tababarkaasi ka Danjire Cali Siciid Fiqi Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo bixinayaya tababarkaasi  iyo agaasimaah guud ee wasaaradda Mukhtaar Sheekh Xuseen Jimcaale,waxaana ay sheegeen in uu ahaa tababar ahmiyad gaar ah leh,iyagoona shaqaalaha kula dardaarmay in ay maskaxdoodi furan oo aqoontoodi kor u qaadaan,si ay bulshada ugu adeegaan si hufan.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musibooyinka C/rashiid Maxamuud Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda Xamsa Siciid Xamsa ayaa ku booriayay shaqaalaha in tababarkii ay qaateen ay ugu adeegaan bulshadooda,wuxuuna Wasiir Xamsa uu sheegay in arrintani looga maarmi karo in dad ajaanib ah loo yeerto si ay tababar u bixiyaan,taasi bedelkeedina ay tahay wadada kaliy alooga gudbi karo,wuxuuna intaasi ku daray in xitaa la gaarsiin doono deegaanada kale ee dowlad goboleedyada.

Tababarkan ayaa ahmiyad gaar ah u leh shaqaalaha wasaaradda Gargaarka,iyadoo uu u sahlayo gudashada wajibaadkii loo igmaday iyo ka jawaabista arrimaha laxiriira gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee dalka ka dhaca.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray xarumo loogu talagalay iney ku shaqeeyaan Wasaaradaha+Sawirro

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo war saxaafadeed ka soo saartay go’aankii Kenya

Next Post
Madaxtooyada Soomaaliya oo been abuur ku tilmaantay warqad baraha bulshada la soo dhigay

Dowladda Soomaaliya oo war saxaafadeed ka soo saartay go'aankii Kenya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In