Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar maareeynta khilaafaadka ku saabsan oo maanta Muqdisho laga furey +Sawirro

Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa soo agaasintay waxaana ka qeybgalay wakiilo ka kala socda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir.

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
4 years ago
in Wararka
0
Tababar maareeynta khilaafaadka ku saabsan oo maanta Muqdisho laga furey +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fedaraalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya mudane, Saciid Cabdulaahi Calsoow ayaa maanta Muqdisho ka furay  tababar ku saabsan maareeynta khilaafaadyada iyo dhiiri galinta hawenka ee dhanka ka qeybgalka dowlahaha hoose.

Waxaana ka qeybgalay tababarayaal ka socda wasaaradda Arrimaha Gudaha, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, kaas oo socon doona muddo labo todobaad ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cumar Faaruuq Cabdulaahi oo ah maareeyaha machadka dowladda hoose ee Muqdisho oo ka hadlay furitaank atababarka ayaa sheegay in tababarkan ay ka soo saari doonaan dad xirfadle ama aqoon u leh arrimaha xalinta khilafaadka.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga Oo Qabtay Kulan Lagu Eegayay Wixii u qabsoomay Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntlang Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Mudug

Next Post
Madaxweynaha Puntlang Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Mudug

Madaxweynaha Puntlang Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Mudug

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In