Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar muqdisho looga furay Ciidamo Booliis ah+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Tababar muqdisho looga furay Ciidamo Booliis ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan ayaa ujeedkiiisu ahaa sidii Ciidanka Boliisku u dhawri lahaa Xuquuqda Bini,aadamka Xiliyada ay ku jiraan waajibaadka Shaqo ee loo xilsaaray.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Siminaarkan ayaa waxaa Casharo ka bixinaaya Xubin ka tirsan Ciidanka Boliiska Dalka Ingiriiska oo aqoon gaara u leh arimaha Xuquuqda Bini,aadamka, waxaana uu socon doonaa mudo laba maalnood ah.

S/Guuto C/llaahi Xasan Bariise Hogaanka Ilaalinta Canshuuraha ayaa waxaa uu sheegay in siminaarka ay wax badan ka faaiidi doonaan ciidamada loo qabanayo

C/llaahi Xasan Bariise Taliyaha Hogaanka Ilaalinta Canshuuraha ayaa tilmaamay in dhawritaanka Xuquuqda bini aadamka  ay Ciidanka boliiska ku tahay waajib maadaama ay yihiin Ciidanka kuwo ilaaliya shacabka soomaaliyeed

Mudooyinkaan waxaa Ciidanka booliska soomaaliyeed loo qabanayey siminaaro kor looga qaadayey aqoontooda iyadoo u jeedadu ay tahay in Ciidanka la baro in ay si wanaagsan ula dhaqmaan shacabka ay u adeegaan

Previous Post

Shirkadda Spectrum oo sheegtay in shirkii london lagu xaraashin xirmooyin shidaal ah

Next Post

Shirweynaha Qaran ee soo Bandhigidda iyo Xaqiijinta Hanaanka dhab-u-heshiisiinta oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Next Post
Shirweynaha Qaran ee soo Bandhigidda iyo Xaqiijinta Hanaanka dhab-u-heshiisiinta oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Shirweynaha Qaran ee soo Bandhigidda iyo Xaqiijinta Hanaanka dhab-u-heshiisiinta oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In