Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar Nairobi Logu Soo Gabogabeeyey Gudiga Isgaarsiinta ee Baarlamaanka Soomaaliya “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tababar Nairobi Logu Soo Gabogabeeyey Gudiga Isgaarsiinta ee Baarlamaanka Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo soconayey mudo 3 maalmood ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Bangiga aduunka, waxaana lagu falanqeynayey sidii loo meel marin laha hindise sharciyeedka isgaarsiinta dalka oo haatan horyaala baarlamaanka Soomaaliya.

Tababarkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiir ku xigeen wasaarada boostada iyo isgaarsiinta xukuumada Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil, gudoomiyaha gudiga baarlamaanka u qaabilsan isgaarsiinta Cabdi Xaashi Cabdulaahi,Gudoomiye ku xigeenka gudiga isgaarsiinta baarlamaanka Cabdikaafi Macalin Xasan,garyaqaanka guud ee qaranka Cismaan Cilmi Guuleed, xildhibaanada gudiga isgaarsiinta ee baarlamaanka soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socday bangiga aduunka, iyo khuburo kale.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cabdikaafi Macalin Xasan oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga isgaarsiinta ee baarlamaanka soomaaliya ayaa ka war bixiyay waxyaabihii ay ka faa,iidaysteen tababarkan, isagoo sheegay in ay fursad u tahay gudi hoosaad-yahada baarlamaanka aqoon korodhsiga noocan oo kale ah.

Garyaqaanka guud ee qaranka mudane Cismaan Cilmi Guuleed ayaa dhankiisa tilmaamay ujeedada ka danbeysay Tababarkan inay tahay sidii xildhibaanada soomaaliya fikrad looga siin lahaa hindise sharciyeedka isgaarsiinta dalka.

Wasiir ku xigeenka wasaarada boostada iyo isgaarsiinta mudane Jamaal Xasan Ismaaciil oo ka hadlay gabagabdii tababarkan ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay in sharciyad loo sameeyo isgaadrsiinta dalka,waxana uu u mahadnaqay dadkii ku howlanaa mudadii burburka horumarinta isgaarsiinta dalka isagoo intaasi ku sii daray in sharcigani uu isku xiri doono isgaarsiinta dowlada iyo shacabka soomaaliyeed.

IMG_0206 IMG_0207 IMG_0208 IMG_0209 IMG_0210 IMG_0211 IMG_0212 IMG_0213 IMG_0215 IMG_0217 IMG_0218 IMG_0219 IMG_0220 IMG_0221 IMG_0222 IMG_0234 IMG_0235 IMG_0236 IMG_0237 IMG_0238 IMG_0239 IMG_0242 IMG_0243 IMG_0244 IMG_0245

Cabdiraxmaan Cumar Cabdi ( Cabdiraxmaan Soomaali )

Warbaahinta Qaranka

Nairobi Kenya

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Munaasabadda Furitaanka Kalfadhiga 5aad Ee Baarlamaanka Uganda “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In