Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar socon doono muddo Seddex maalin ah oo Muqdisho laga furay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Tababar socon doono muddo Seddex maalin ah oo Muqdisho laga furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya, Wasaaradda Gargaarka,Maareynta iyo Masiibooyinka iyo Urur gobaleedka IGAD ayaa maantay si wada jira ah u daah-furay tababar ku saabsan, habka Khariidadayn loogu sameyn lahaa, Adeegyada Aas-aasiga ah ee dhaqan dhaqaale ay u baahan yihiin, dadka barakacayaasha ah iyo qaxootiga soo guryo-noqday ee ku sugan qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobalka Banaadir.

Tababarkan oo socon doono, muddo shan maalmood waxaa ka faa’iideysanaaya, ku dhowaad 30 shaqaale oo la barayo, habka khariidadaynta loogu sameyn lahaa, dhulka ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ah iyo qaxootiga soo gurya noqday, adeegyada ay haystaan iyo kuwa aysan awooddin xiligan, dadka nugal ee ku nool xeryaha barakacayaasha Β ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Agaasimaha Xalka Waara, Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga iyoΒ Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Zahra Cabdi Maxamed oo furtay Tababarka ayaa ka warbixisay, muhiimada Nidaamaka macluumadka Khariidadayn (GIS).

β€œU jeedadda xogtan Nidaamka macluumadka khariidaynta (GIS) waxey tahay xaqiiqooyinka ay ku sugan yahiin dadka barakaca ah iyo qaxootiga in aan ogaano adeegyada ay haystaan sida Biyaha, Caafimaadka, Waxbarashada, Caddaalada, Tamarta iyo Waddooyinka.Iyada oo tallabaadan marka laga gun-gaaro, waxay fududeeyn doontaa in Maalgashiga iyo mashaariic wax gal ah la-helo, si wax looga qabto ama maalgelin loo raadiyo” ayey tiri Marwo Zahra Cabdi.

Istaraajiyadda Qaran ee Xalka Waara oo laf-dhabar u ah, wax ka qabashada mushaakilaadka barakacayaasha iyo qaxootiga soo guryo-noqday ay ku cad yahiin mudnanta kala duwan ee xal-u-helida arrimahan kor ku xusan.

Previous Post

Kulan guud oo ay maanta yeesheen Labada Gole ee Baarlamaanka oo soo idlaadayΒ 

Next Post

Wasaaradda Ganacsiga oo qabatay shir lagu horumarinayo Ganacsiga Dalka

Next Post
Wasaaradda Ganacsiga oo qabatay shir lagu horumarinayo Ganacsiga Dalka

Wasaaradda Ganacsiga oo qabatay shir lagu horumarinayo Ganacsiga Dalka

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In