Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tababarayaasha Kooxaha Juventus iyo Roma oo la Ganaaxay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiriirka kubada cagta ee dalka talyaaniga ayaa ganaaxay tababaraha kooxda Roma Rudi Garcia iyo tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri.

Tababaraha kooxda Roma Rudi Garcia ayaa tarabuunka ka daawan doono ciyaarta ay sabtida kooxda Roma ay garoonkeeda Stadio Olimpico kula ciyaari doonto kooxda AC Milan iyo ciyaarta ay 6-da bisha Janauary la ciyaari doonto kooxda Udinese.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Xiriirka kubada cagta ee dalka talyaaniga ayaa Rudi Garcia ku helay eedeeymo ah in uu ku gardaroday oo uu u hanjabay tababaraha kooxda Genoa,ka dib markii ay dhamaatay ciyaartii ay axadii kooxda Roma 1-0 uga badisay kooxda Genoa.

Sidoo kale daafaca kooxda Roma Jose Holebas ayaa la ganaaxay hal kulan oo ka tirsan horyaalka talyaaniga,ka dib markii lagu helay danbi ah in uu farta dhexe ku fiiqay taageerayaasha oo waxyaabo ku soo tuurayay garsoorayasha iyo ciyaartoyda kooxda Roma.

Ciyaaryahan Diego Perotti oo u ciyaara kooxda Genoa ayaa la ganaaxay sedax kulan,ka dib markii dib loo daawaday ciyaarta,waxana lagu helay danbi ah in uu laaday ciyaaryahan Holebas oo xanuun dartiis dhulka la jiifay.

Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa isna tarabuunka ka daawan doono ciyaarta ay kooxda Juventus khamiista la ciyaareyso kooxda Cagliari.

Macalin Allegri ayaa lagu helay danbi ah in uu caayay garsoorihii dhex dhexaadinayay ciyaartii ay sabtidii kooxda Juventus barbardhac 1-1 ah la gashay kooxda Sampdoria.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In