Saturday, December 9, 2023
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababaridda Howlwadeennada Hay’adda SoDMA oo laga shiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
September 27, 2023
in Wararka
0
Tababaridda Howlwadeennada Hay’adda SoDMA oo laga shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Cilmi-baarista Musiibooyinka iyo U qaabilsanaha SoDMA Arrimaha Carabta iyo Hay’addaha Islaamka ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cabdisamad oo ah Madaxa Hay’adda Nadwa Alcaalamiyah  ee dalka Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha Tababarada Howlwadeenada SoDMA, Xasalinta iyo u diyaar garowga xilli roobaadka soo adan iyadoo laga cabsi qabo Fatahaada El-Niño taas oo meelaha ay saamayneyso uu ka mid yahay Qaybo ka mid ah Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn

December 9, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha Sare ee Arrimaha dib-u-heshiisiinta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha Sare ee Arrimaha dib-u-heshiisiinta

December 8, 2023


Previous Post

Taliyaha cusub ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo xilka si rasmi ah ula wareegay

Next Post

Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn

December 9, 2023
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa kulan gaar ah la qaatay Gudoomiyaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha Sare ee Arrimaha dib-u-heshiisiinta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha Sare ee Arrimaha dib-u-heshiisiinta

December 8, 2023
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay khuburo Milatari oo ka socday Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay khuburo Milatari oo ka socday Turkiga

December 7, 2023
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Talyaaniga

December 7, 2023
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In